Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Mareykanka.

November 21, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in tiro dad ah lagu dilay magaalada Chicago oo dhacda waqoyiga dalka mareykanka, ahna magaalada 4aad ee ugu weyn wadankaasi.

Weerarka oo uu fuliyay wiil dhalinyaro ah ayaa ka dhacay meel ku dhow Isbitalka Mercy oo ku yaala koofurta magaalada Chicago waxaana ku dhintay ilaa 4 qof oo uu kujiro sarkaal katirsan ciidanka Police-ka wadankaasi.

Afhayeenka ciidanka Police-ka Magaalada Chicago ninka lagu magacaabo Antonio Goglilme ayaa bartiisa twitterka kusoo qoray in weerarkan uu ka dhacay daanta koofureed ee magaalada.

Ciidanka Police-kana ay toogteen ninkii weerarka fuliyey baaritaanadooda horudhac ahna ay muujinayaan in dilka dadkan uu ka dhashay Khilaaf Shakhsi ah oo soo kala dhex galay ninka dilka geystay iyo haweeney dhakhtarad ahayd oo Isbitalka ka shaqeyneysay taas oo Ninkan ay horey ukala tageen.

Afar qof ee goobta ku dhintay ayaa isugu jira 2 Dumar ah oo da’dooda ay u dhexeyso 20 illa 30 sano, Sarkaalka Police-ka ah iyo Ninkii weerarka fuliyey, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha magaalada Chicago, oo goor dambe ka hadlay weerarka halkaasi ka dhacay.

Taliska Police-ka Mareykanka ee magaalada Chicago illaa hada ma uusan shaacin magaca qofkii werarka fuliyey , war kasoo baxay Xafiiska Antonio Goglilmi ayaana lagu yiri “weerarkan waxaa ku dhintay 3 qof oo Biri mageyda ah iyo Fulaygii weerarka geystay kaas oo aan mudneyn in magaciisa la sheego”, inkastoo warbaahinta gudaha ee wadankaas ay ka dhawaajisay in ninka dilka geystay lagu magacaabo Juan Lopez oo ahaa 32 sano jir, u dhashay dalka mareykanka.

Tiro dad ah oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa la dhigay Isbitalka caafimadka Mercy oo agtiisa iyo gudahiisa uu weerarku ka dhacay, waxaana lasoo sheegaya in qaarkood ay xaaladoodu tahay mid culus.

Weerarkan ayaa qeyb ka ah dilalka sida joogtada ah kaga dhacayay gudaha dalka mareykanka waayadan danbe, kuwaas oo la sheegay in sanadkiiba ay galaaftay, Nolosha Kumanaan Qof oo American ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Waaliga Sh/Hoose Oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Ka Dhacay Jilib Marko.
Next: Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada