Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Ka Dhacay Dalka Burkina-Faaso Iyo Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Ka Dhacay Dalka Burkina-Faaso Iyo Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

December 29, 2018

Guutooyin katirsan Jamaacada Nusratul Islaam wal Muslimiin oo hoostagta faraca Al-Qaacida ee Maqribul Islaam ayaa weerar khasaare dhaliyay waxay ka fuliyeen dalka Burkina-Faaso, oo kamid ah wadamada Faransiiska garabka ku siinaya duulaanka uu kusoo qaaday wadanka Maali.

Bayaan kasoo baxay mu’assasada Az-zallaaqa  oo ku hadasha afka Jamaacada Nusratul Islaam ayaa lagu xaqiijiyay in weerar  ay Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Tuweyni oo dhaca xuduud beenaadka ay ku dileen ugu yaraan toban askari oo katirsan ciidamada xukuumadda Burkina-Faaso.

Weerarka oo ahaa kamiin si adag loo qorsheeyay ayaa waxaa kusoo dhacay kolonyo gawaari ciidan ah oo ay saarnaayeen ciidamada Police-ka, waxaana mar qur ah ay ciidamadu la kulmeen rasaas xoogan oo jihooyin kala duwan uga soo dhaceysa.

Intii uu socday weerarka, ciidamo kale ayaa gurmad usoo sameeyay ciidanka kamiinka ku dhacay, waxaana lala eegtay qarax miino oo culus, kaas oo waxyeello gaarsiiyay mid kamid ah gaadiidkii gurmadka ahaa, khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaana markale gaaray ciidamada xukuunadda Burkina-Faaso.

Waxaa jira qanaa’im kala duwan oo hub u badan kuwaas oo ay mujaahidiintu la wareegeen, halka kamiinka lagu gubay gawaari dagaal oo ay ciidamadu wateen.

Jamaacada Nusaratul Islaam wal Muslimiin ayaa ku guuleysatay iney ballaariso masaaxada ay ka howlgasho, waxaana dhawaan wadanka Burkina-Faaso laga hirgeliyay guutooyin Jihaadi ah oo adag, kuwaas oo sida muuqata doonaya in dalkaas ay ku baacsadaan ciidamada xukuumadda Burkina-FASO.

Dowladda Burkina Faaso ayaa xaqiijisay weerarka ay la kulmeen ciidamadeeda, waxaana Clement Suadugu oo ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda  Burkina Faso uu telefeshinka afka dowladda ku hadla u sheegay in xilligii ciidamadu weerarka lakulmayeen ay kusii jeedeen tuulada Loorooni ee xuduudda Maali dhacda si halkaasi ay roonddo uga sameeyaan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Saraakiil Lagu Dilay Gobalka Bari.
Next: Dilal Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada