Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Dalka Burundi.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Dalka Burundi.

May 13, 2018

Wadanka Brundi oo qeyb ah wadamada ciidamada Shisheeye ee gumeysi doonka ah usoo diray Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay weerar khasaare badan dhaliyay oo gallaaftay nolosha dad badan oo Brundees ah.

Kooxo hubeysan ayaa tuullada lagu magacaabo Ruhagarika ee hoostagta gobolka Cibitoke, islamarkaana dhacda xuduuda u dhexeysa Brundia iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo waxay habeenimadii Jimcaha ka fuliyeen howlgal ay ku laayeen dad kor u dhaafaya labaatan ruux oo kamid ah shacabka wadanka Brundia.

Wasiirka amniga Brundia Allain Guillaume Bunyoni oo u waramayay wariyaasha ayaa shaaca ka qaaday in 24 ruux oo ku sugnaa guryahooda la dilay, isagoona intaa ku daray in labo ruux oo kale oo dhaawac ahaa ay ku dhinteen xarumaha caafimaadka ee gobolka Cibatoke oo ah halka uu ka dhacay weerarka.

Bunyoni oo sii hadlayay ayaa ku tilmaamay kooxda weerarka fulisay iney ahaayeen koox Argagaxiso ah oo kasoo gudbay dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, markii ay gumaadka geysteen kadibna ku laabteen halkii ay ka yimaadeen.

Goob jooge ka badbaaday weerarka ayaa sheegay in kooxda hubeysan ee dadka leysay ay howlgalkooda billaabeen 10:00 oo fiidnimo, soona gebe-gebeeyeen saq dhexe xilli saacadu ku beegneyd 02:00, waxaana marka laga soo tago rasaas nool nool oo ay adeegsanayeen ay sidoo kale gubeen qaar kamid ah dadka, taas oo keentay in dadka qaar hilbahooda shiilmaan.

“Dembiiliyaashu guri guri ayay u gelayaan tuulada, dadkana way gowraceen” waxaa sidaas yiri sarkaal katirsan Booliiska gobolka uu gumaadku ka dhacay oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP.

Wuxuu intaa ku daray sarkaalkan la hadlay AFP ” qaar kamid ah dadka waa la toorreeyay, qaarna Xabad ayaa lagu dhuftay, waxaa xitaa jira qoysas dhan oo nolosha lagu gubay, iyagoo ku sugan guryahooda”.

Haweeney kaloo iyadana goob joog ahayd, lana hadashey warbaahinta waxay xaqiijisay in kooxda weerarka fulisay ay wateen baangado, islamarkaana ay dileen ninkeeda iyo labo caruur ah.

Weerarkan ayaa imaanaya iyadoo 17-ka bishan May lagu wado in wadanka Brundi uu ka dhaco afti dastuuri ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga Saddex-aad Sidee Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.
Next: Askar American Ah Oo Lagu Dilay Waqooyga Afghanistan.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada