Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Ka Dhacay Waqooyga Gaalkacyo+Faahfaahin.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Ka Dhacay Waqooyga Gaalkacyo+Faahfaahin.

April 28, 2018

Qarax xoogan ayaa barqo nimadii Maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug gaar ahaan dhanka Waqooyi ee magaaladaasi.

Qaraxan oo ahaa mid aad xoogan islamarkaana dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada Gaalkacyo waxaa lala beegsaday Xafiiska Taliyaha ciidamada Murtadiinta ee isku magacaabay isku dhafka.

Xafiiska la weeraray waxa uu kasoo horjeedaa Hooygii hore ee Murtad Cabdi Llaahi Yuusuf Waxaana soo baxaya  khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Wararka hor dhaca ah ee Idaacada Islaamiga ah Andalus ay heshay ayaa xaqiijinaya  in Weerarkaasi lagu dilay Taliyihii Ciidamada Murtadiinta Isku dhafka Murtadka lagu magacaabo Gaashaanle Sare Cabdi Cabdullaahi oo ku magac dheeraa (Xureeye)

Sidoo kale waxaa lagu dilay Taliyihii qeybta gaadiidka ee ciidamada isku dhafka Murtadka lagu magacaabo  C/qani Axmed Geyre.

Sarkaal Saddex-aad ayaa sidoo kale lagu dilay qaraxa kaasi oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu yahay taliya ku xigeenkii ciidamada isku dhafka,

Marka laga soo taga saraakiisha sidoo kale waxaa qaraxaasi lagu dilay  tiro askari tiro kalane waa lagu dhaawacay,Tiradada guud ee dhimashada ayaa hadda mareyso ilaa Lix kuwaasi oo saddex ka mid ah ay saraakiil tahay.

War rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa lagu xaqiijiyay in weerarka qaraxa ee lala beegsaday xafiiska taliyaha ciidamada Isku dhafka Murtadiinta ee ka dhacay waqooyga Gaalkacyo uu yahay Camaliyad Istish haadiyo ah taasi oo uu fuliyay halyey ka tirsan Katiibada Istish haadiyiinta ee Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab.

Taliska ayaa intaasi ku daray in camaliyadda Hadafkeeda si wanaagsan u haleeshay islamarkaana lagu dilay saraakiishii Bartilmaameedku ahaa.

Wali waxaa isa soo tarayaan khasaaraha Murtadiinta lagu gaarsiiyay Camaliyaddaaasi Istish-haadiyada ah waxaana jirta dhaawacyo fara badan oo isugu jirta saraakiil iyo askar oo la gaarsiiyay isbitilaada magaalada Gaalkacyo balse waxii warar ah oo kusoo kordha waxaan kusoo gudbin doonaa wararka iyo barnaamijta dambe ee Andalus Inshaa Allaah.

Xigasho Idaacada Islaamiga Ah Ee Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mareykanka Oo Digniin Udiray Duuliyayaasha AFRICOM Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti.
Next: Dhageyso Waaliga Mudug Oo Baaq Towbadkeen Ah U Diray Askarta Dowlada.

Related Stories

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.

August 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri

August 17, 2026
Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.

August 17, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada