Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Saxafi Oo Soo Gabagaboobay iyo Xarakada Al-Shabaab Oo War Ka Soo Saartay.
  • Allposts
  • Warar

Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Saxafi Oo Soo Gabagaboobay iyo Xarakada Al-Shabaab Oo War Ka Soo Saartay.

November 9, 2018

Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa galabta weerar xoog ku gal ah ku qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, kaas oo ah Hotel ay dagan yihiin madaxda iyo Saraakiisha DFS.

Weerarka ayaa ku bilowday camaliyaat Istish-haadi ah ka dibna waxaa xigay weerar toos ah oo ciidamada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka, waxaana in muddo ah uu dagaal xoogan ka socday gudaha Hotelka.

War rasmi ah oo ay ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ay baahisay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay ugu yaraan 24 ruux oo ay ku jiraan Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan DFS, islamarkaana lagu dhaawacay tiro intaas ka badan.

Waxaa suuragal ah in khasaaraha uu intaas ka sii bato, waxaana jira askar iyo saraakiil dhaawacyo ah oo xaaladooda laga deyrinayo.

Mid ka mid ah Camaliyaad Istish-haadiga ee lagu weeraray Hotelka ayaa ka dhacday Albaabka dambe, waxaana lala eegtay dad isku dayey in ay ka baxaan ilinka dambe ee Hotelka si ay uga bad-badaan xabadda kulul ee ka socotay gudaha Hotelka.

Dadka ku dhintay weerarka waxaa ka mid ah agaasimihii Hotelka C/fataax Cabdi Rashiid, waxaana sidoo kale si halis ah ugu dhaawacmay agaasimihi hore ee wazaarada warfaafinta, Cabdi Risaaq Bahalawi iyo taliyaha Police-ka degmada Hodan.

Waxaa sidoo kale jira saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga iyo kuwa Police-ka oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka kuwaas oo weli aysan inoo suuragalin inaan helno magacyadooda oo dhameystiran.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sanadkii 2015-kii weerar Inqimaasi ah oo midkan la mid ah ku qaaday Hotelka Saxafi, iyagoona xilligaas ku dilay Abaanduulihii ciidanka DF, Cabdi Kariin Dhaga badan, Xildhibaano ka tirsanaa Baarlamaanka iyo milkiilihii Hotelkaas oo lagu magacaabi jiray Cabdi Rashiid Ilqeyte.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Gacan Ku Heynta Hoteel Saxafi.
Next: Dhageyso Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Hadalkii Itoobiya Ee Ahaa Iney Saldhig Ka Sameysanayaan Badaha Soomaaliya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada