Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerarkii Lagu Xasuuqay Askarta Uganda Ee Ka Dhacay Buulo Mareer Oo Buuq Xoogan Ka Dhex Abuuray Dowlada Uganda.
  • Allposts
  • Warar

Weerarkii Lagu Xasuuqay Askarta Uganda Ee Ka Dhacay Buulo Mareer Oo Buuq Xoogan Ka Dhex Abuuray Dowlada Uganda.

April 10, 2018

Ugaandha way baroordiiqaysaa, haloo ogolaado xildhibaanada inay baaraan askarta nooga dhimatay weerarada Soomaaliya, ayaa lagu bilaabay warbixin dheer oo uu qoray wargayska Dhayli Monitar ee kasoo baxa wadanka Yugaandha.

Wargayska ayaa soo hadal qaaday weeraradii xooganaa ee ay Mujaahidiintu isbuucii lasoo dhaafay la beegsadeen saldhigyada ciidamada kuffaarta Yugaandha ay ku leeyihiin Wilaayada Shabeellada Hoose, isagoo weeraradaas ku tilmaamay kuwo jahawareer ku abuuray bulshada wadanka Yugaandha, gaar ahaan ehelada ay kasoo jeedaan askarta ku sugan Soomaaliya.

“Askar ayaa ka dhimatay Ciidamada difaaca Yugaandha “UPDF” kadib weeraro saf-ballaaran ah oo ay Al-Shabaab ku bartilmaameedsadeen saddex saldhig ciidan oo ay askarteenu kaga suganyihiin Soomaaliya” ayaa lagu yiri wargeyska.

Wargeyska Daily Monitar oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in hadallada iskhilaafsan ee kasoo baxay masuuliyiinta wadanka Yugaandha ay cadayn u tahay in xukuumada wadankaasi aysan marnaba doonaynin inay runta ka sheegto tirade rasmiga ah ee khasaaraha ciidamadooda kaso gaaray weerarka Shabeellada Hoose.

Afhayeenka militariga Yugaandha Birigayd Rijard Karemire ayaa warbaahinta u sheegay in afar askari oo kaliya ay kaga dhinteen weerarkii Axada ka dhacay Buula Mareer, balse sagaal saacadood kadib ayuu madaxweynaha wadankaas Yuweri Musafeni oo ah taliyaha guud ee ciidamada Yugaandha isaguna sheeay in siddeed askari ay kaga dhimatay weerarka Al-Shabaab.

Hadalladaas is-khilaafsan ee kasoo baxaya madaxda dowlada Yugaandha ayuu wargaysku sheegay inay calaamad u yihiin wax uu ugu yeeray iska-warhayn la’aanta, jahawareerin iyo isku day fashilan oo ay masuuliyiinta wadanku ku doonayaan inay ku indha-saabaan xaqiiqada dhibaatadii soo gaartay ciidamada militariga Yugaandha ee lagu weeraray gudaha Wadanka Soomaaliya, taas oo keentay in shacabka Yugaandhaysku ay kalsooni ku qabi waayaan hogaamiyayaasha wadanka, waa sida uu wargaysku hadalka u dhigaye.

“ Anagu ma nihin dad indha la’aan ah, mar walba oo ay musiibo ku dhacdo ciidamaddeena, dalka gudihiisa ama banaankaba waa in runta loo sheegaa dadka Yugaandha, gaar ahaan ehelada ay sida tooska ah u taabatay dhibaatada dhacday” ayaa lagu yiri qoraalka wargeyska Dayli Monitar ee kasoo baxa wadaka Yugaandha.

Gudiga difaaca ee Baarlamaanka wadanka Yugaandha ayaa loogu baaqay inuu baaritaan qota dheer ku sameeyo weerarkii Axadii lasoo dhaafay ka dhacay Buula Mareer iyo kuwii kasii horeeyay ee ciidamada UPDF lagula beegsaday gudaha Soomaaliya, isla markaana ay runta ka sheegaan khasaaraha bashariga ah ee soo gaaray ciidamada.

Waxaa kale oo laga dalbaday inay soo cadeeyaan waxa sababay in ciidamadood ay mar walba ugu nugulaadaan weerarada Al-Shabaab, hadii ay jiraan xog la’aan haysa ciidamada la weeraray, sida ay tahay noloshooda iyo heerka ay gaarsiisantahay niyad jabka kasoo gaaray weerarada ay la kulmeen.

Sidoo kale Gudiga ayaa laga dalbaday inay kasoo jawaab bixiyaan awooda ay ciidamada Yugaandha ee Jooga Soomaaliya u leeyihiin inay xajistaan dhulka ay qabsadaan, iyo waxa u sabab ah inay weerarada u nuglaadaan xilliyada lagu guda jiro ciidaha Kirishtaanka, iyo wax ka jira wararka sheegay in dad basaasiin u ah Al-Shabaab ay ku dhex jiraan ciidamada.

Weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday xeryaha Ciidamada Yugaandha ee Shabeellada Hoose ayaa dhacay maalintii Axada ahayd, taas oo gaalada Kirishtaanka u ah maalin ciid ah oo loo yaqaano “iister”

Warbixinta Wargeyska Dayli Monitar oo aad u dheer ayaa lagu soo gabagabeeyay in habka kaliya ee lagu maamuusi karo askarta u dhimata difaacada wadankooda ay tahay in runta laga sheego tirade dhimashada ciidama Yugaandhayska ah ee lagu dilo Soomaaliya isla markaana magdhaw deg deg ag lasiiyo eheladii ay ka geeriyoodeen, dhanka kalena madaxweynaha wadanka Yuweri Musavenu laga doonayo in uu dhambaal u diro qoys walba oo uu wiilkoodu ku dhinto Soomaaliya.

Dowlada Yugaandha ayaa si lamid ah dowladaha kale ee duullaanka kusoo qaaday wadankan Muslimka ah ee Soomaaliya waxaa caado u ah inay qariso tirade saxda ah ee askarta looga dilo weerarada Mujaahidiinta.

Weerarkii ugu dambeeyay ee isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay Wilaayada Shabeellada Hoose, gaar ahaan saldhigyada Buula Mareer iyo Golweyn ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 60 ka tirsan ciidamada Yugaandha, Madaxda Dowlada Yugaandha ayaa isku khilaafay tirade rasmiga ah ee askarta laga dilay ciidamadooda, halka wargeyska the Gardiyan ee kasoo baxa wadanka Ingiriiska uu sheegay inuu xaqiijiyay geeriga 46 ka tirsan ciidamadaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Ka Wada Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Muqdisho.
Next: Kolanyo American,Kenyaati Iyo Somali Isugu Jirta Oo Lagu Weeraray Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada