Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Bariga Iyo Bartamaha Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Bariga Iyo Bartamaha Dalka Afghanistan.

September 22, 2018

Cidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerardan oo ahaa kuwoo Saf ballaaran ah waxey ku qaadeen saldhigyo iyo fariisimo maleeshiyaatka Xukuumadda Kaabul ay ka sameysteen deegaano ka kala tirsan Wilaayada Baktika iyo Lowjar ee dalka Afghanistan.

Weerarka Kowaad waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan la beegsadeen fariisin maleeshiyaatka Ridada Kaabul ay ka sameysteen deegaan hoostaga degmada Sar Xuudhah oo ka tirsan Wilaayada Baktika ee dhacda bariga dalkaasi.

Weerarkan oo ahaa mid qorsheysan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday inka badan 14 ka tirsan maleeshiyaatka Murtad Ashraf Gani.

Isla gudaha deegaankan waxey sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan qarax miino ku burburiyeen gaari gaashaaman waxaana qaraxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Xukuumadda Ridada Kaabul kuwaasi oo la socday gaariga qaraxa lagu burburiyay.

Weeraka kale oo isaguna ahaa mid qorsheysa waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan la beegsadeen fariisin maleeshiyaatka Ridada Afghanistan ay ka sameysteen deegaanka Darwiish oo hoostaga magaalada Xarunta u ah Wilaayada Lowjar ee bartamaha dalka Afghanistan.

Weerarkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Labo askari mid kalane weey ku dhaawaceen.

Sidoo kale howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ka fuliyeen wadada xiriirisa magaalooyinka Kaabul Iyo Jalalabaad waxey ku dileen Xubin ka tirsan Sirdoonka ridada Kaabul saddex kalane weey ku dhaawacmeen.

Weeraradan ka kala dhacay Bariga iyo Bartamaha Afghanistan ayaa qeyb ka ah howlgalada Al-khandaq ee sida Tooska ah ciidamada Mujaahdiiinta Dhaalibaan kaga wadaan guud ahaan 34 Wilaaya ee uu ka koobanyahay dalka Afghanstan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dil Ka Dhacay Muqdisho.
Next: Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada