Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.

October 3, 2018

Weeraradan oo isugu jira dagaal toos ah,Qaraxyo iyo dil qorsheysan waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah  dalka Afghanistan.

Weeraradan oo lala beegsaday saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Xukuumadda Kaabul  ayaa la helayaa Faahfaahino dheeraad ah oo ku aadan khasaaraha ka dhashay.

Weerarka Hore oo ahaa mid Dil ah waxey ciidamada Gaarka Imaarada Islaamiga Afghanistan ka fuliyeen qeybo ka mid ah gudaha magaalada Qandahaar ee Konfurta dalka Afghanistan.

Howlgalkan qorsheysan waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaay Xukuumadda Kaabul kaasi oo magaciisa lagu soo gaabiyay Saadaq,iyadoona ciidamadii Mujaahidiinta ee howlgalkaasi fuliyay goobta si nabad ah kaga dhaqaaqeen.

Weerarka Labaad Oo ahaa mid qaraxyo oo gaaraya ilaa iyo Labo qarax waxey ka wada dhaceen qeybo ka mid ah Wilaayada Lowjar ee Bartamaha dalka Afghanistan.

Qaraxyadan oo lala beegsaday Kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka Ridada Kaabul waxaa lagu burburiyay Labo gaari waxaana lagu dilay ku dhawaad Toban askari.

Weeraradan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay weerar dhabba gal ah oo ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay u dhigeen kolanyo ciidan oo ka tirsan Xukuumadda Kaabul uu ka dhacay qeybo ka mid ah Wilaayada Farah ee Galbeedka dalka Afghanistan.

Kamiinkaasi waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad 20 isugu jirta saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta Afghanistan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Markale Ka Dhacay Degmada Wallanweyn Ee Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Shilal Sababay Khasaara Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Konfurta Iyo Bartamaha Somalia.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada