Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Somalia.

August 23, 2019

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey Saacadihii lasoo dhaafay Weeraro kala duwan ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Banaadir, Jubbooyinka, Gedo, Baay iyo Shabeelada hoose.

Weerarka hore oo dil qorsheysan ah waxey ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Towfiiq waxeyna ku dileen askari ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka kaasi oo ay ka furteen kana Ganiimeysteen Qorigii uu ku hubeysnaay.

Howlgalka Labaad oo ah Qaraxyo waxey ciidamada Mujaahidiinta si gooni gooni ah ula beegsadeen gaadiid ay la socdeen Saraakiil American ah iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Jubbo land.

Qaraxa lala beegsaday Saraakiisha Saliibiyiinta Mareykanka ayaa sababay khasaara kala duwan oo soo gaartay American-ka, Iyadoona Qaraxa lala beegsaday Saraakiisha Jubbo land uu sababay dhimashada Labo Sarkaal oo mid ka mid ah lagu magacaabo Bashiir Goobe kaasi oo ahaa Taliye Hurin.

Isla Duleedka Kismaayo ayaa Kamiin loogu dhigay Maleeshiyaatka kale oo ka tirsan Maamulka Murtad Axmed Madoobe waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta Garneelada Garbaha laga rido la heleen gaari Cabdi Bile ah taasi oo sababtay khasaara Naf iyo Maal ah oo soo gaartay Ashahaado la dirirka Jubbo Land.

Dhanka Wilaayada Baay iyo Bakool waxey Ciidamada Mujaahidiinta weerar qorsheysan ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen Degmada Qansaxdheere waxeyna Weerarkaasi ku dhaawaceen Hal askari oo ka tirsan Ashahaado la dirirka isku magacaabay Konfur Galbeed.

Dhanka Wilaayada Shabeelada Hoose Waxey Ciidamada Mujaahidiinta Labo Qarax la beegsadeen Maleeshiyaat ka tirsan Kooxda Ridada Somalia kuwaasi oo Lugeynayay Wadada isku xirta Degmada Wallanweyn iyo Deegaanka Warmaxan taasi oo sababtay khasaara soo gaartay Murtadiinta.

Dhanka Wilaayada Gedo waxey Ciidamada Mujaahidiinta Weerar culus ku qaadeen Xero Maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen Degmada Baardheere, Dab xoogan ayaana ka kacay Gudaha Xerada kadib markii ciidamada Mujaahidiinta ay Garneelada Garbaha laga rido la heleen Teendhooyin Murtadiinta ay ka dhisteen gudaha Xeradaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cumar Finish Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir.
Next: Qarax Ka Dhacay Deegaanka Qaamqaam.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada