Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Iyo Railla Odinga Oo Madaxweyne Loo Caleymo Saarayo.
  • Allposts
  • Warar

Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Iyo Railla Odinga Oo Madaxweyne Loo Caleymo Saarayo.

January 30, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Kenya waxey sheegayaan in xaalad kacsanaan ah ay ka jirta inta badan gobalada dalka Kenya taasi oo u dhaxeysa maamulka Uhuru Kenyatta iyo Mucaaradka Railla Odinga.

Dibad baxyo waaweyn oo lagu taageerayo gaalka Mucaaradka ah Railla Odinga iyo caleymo saarkiisa loogana soo horjeeda gaalka Uhuru Kenyatta ayaa ka socda qeybo badan oo ka mid ah magaalada Nairobi  iyo Gobalka Xeebta dhaca.

Railla Odinga ayaa sheegay in maanta loo caleymo saarayo madaxweynaha rasmiga ah ee dowlada Saliibiyadda Kenya isagoona kal hore diiday doorashadii uu kusoo baxay Uhuru Kenyatta.

Mucaaradka ayaa sheegay in xafladda Caleymo saarka madaxweyne Raila Odinga iyo ku xigenkiisa Kalonzo Musyoka ay maanta oo Talaado ah ka dhaceyso beerta xoriyadda ee Uhuru Park ee magaalada Nairobi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan maamulka Uhuru Kenyatta oo kasoo horjeeda caleymo saarka Raila Odinga ay si buuxda ula wareegeen goobta la qorsheynayo iney ka dhacdo xafladda caleymo saarka Odinga waxeyna taasi muujineysaa in xaalada Kenya ay sii xumaatay ayna suura gal tahay in gudaha dalkaasi ka qarxo dagaal u dhaxeeya taageerayaasha Labadan ee gaal Railla Odinga iyo Uhuru Kenyatta.

Xeer ilaaliyaha dowlada Saliibiyadda Kenya oo taageersan Uhuru Kenyatta ayaa khiyaano qaran ku tilmaamay caleymo saarka Odinga isagoona sheegay in hadii ay dhacdo xafaladda Celeymo saarka ah taasi oo ay horseedi doonto dil Toogasho ah.

Dhanka kale dowlada Saliibiyadda Kenya ayaa Hawada ka saartay Labo Telefashin oo ka mid ah kuwa ugu afka dheer warbaahinta Kenya kuwaasi oo kala ah N-TV iyo Citizen-TV kadib markii labadaasi warbaahineed ay sheegeen iney kasoo horjeedaan amar kasoo baxay maamulka Uhuru Kenyatta kaasi oo ah ineysan warbaahinta tabin karin xafladda Caleymo saarka Raila Odinga iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Kalonzo Musyoka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Gaari Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Bari.
Next: Kolanyo Kenyaati Ah Oo Qarax Lagula Beegsaday Jubba Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada