Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dil Loo Geystay Injineer Falastiini Ah.
  • Allposts
  • Warar

Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dil Loo Geystay Injineer Falastiini Ah.

April 22, 2018

Taliyaha ciidamada Police-ka magaalada Kuala Lampur ee caasimada dalka Malaysia ayaa sheegay in dilka Injineerkii Filistiiniga ahaa ee maalintii shaley lagu dilay magaaladaas uu ahaa qadiyad caalami ah, isagoona tilmaamay in ay wadaan baaritaano xoogan oo lagu dabagalayo kiiskaasi.

Fadi Maxamed Al-Badhas oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Xamaas ayaa aroornimadii hore ee shaley lagu dilay meel u dhow magaalada Kuala Lampur ka dib markii laba ruux oo watay mootooyin ay dhowr xabadood oo bastoolado ah kaga dhufteen qeybaha sare ee jirka.

“Waxaan wadnaa baaritaano xoogan oo aan ku dabagaleyno dhacdadan, waxaana arinta ka eegeynaa jihooyin kala duwan. waa inaan dhacdadan u dabagalnaa si taxadar leh oo qoto dheer, tani waa qadiyad caalami ah oo ay ku lug leeyihiin gacmo shisheeye” ayuu yiri Mazlan Lazim oo ah taliyaha Police-ka Kuala Lambur.

Xarakada Xamaas oo soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadleyso dilkan ayaa sheegtay in Al-Badhash uu ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan ururkooda, Iyadoona xustay in dilkiisa ay ka dambeyso hay’adda sirdoonka Mossad ee ay Yahuuddu leedahay.

Ismaaciil Haniyah, hogaamiyaha kooxda Xamaas ayaa isna wakaaladaha wararka u sheegay in faraha tuhmadda aysan ka fogeyn Mossadka Yahuudda.

Qoyska uu ka dhashay Fadi Al-Badhash ayaa iyagana dhankooda arintan ku eedeeyey sirdoonka Yahuudda, Iyagoona tilmaamay in wiilkooda uu ahaa xubin ka tirsan kooxaha Filistiiniyiinta ee dagaalka kula jira maamulka Yahuudda ee xoogga ku heysta dhulka Filastiin.

Aabaha Dhalay Injineerka ayaa isagana wareysi uu siiyey TV-ga AlJazeera kaga dalbaday dowladda Malaysia in ay sameyso baaritaano lagu dabagalayo dilka loo geystay wiilkiisa.

Axmad Zaahid Xamidi oo ah Ra’isul wazaare ku xigeenka dalka Malaysia ayaa sheegay in ragga looga shakisan yahay weerarka la rumeysan yahay in ay ka soo jeedaan Qaarada Yurub, ayna ku xiran yihiin hay’ad sirdoon oo shisheeye.

Bishii December ee sanadkii 2017, Khabiir Filistiini ah oo farsameeya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, laguna magacaabijiray Maxamed Sawari ayaa lagu dilay dalka Tunis ka dib markii kooxo hubeysan ay ku toogteen meel u dhow guri uu daganaa, Waxaana dilkaas ka dambeeyey sirdoonka Yahuuda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Lagu Dilay Degmada Wardhiigley Ee Magaalada Muqdisho.
Next: Amiirka Shabaabul Mujaahidiin Oo Jeedinaya Kalimad Shaam Ku Wajahan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada