Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Halka Ay Iska Galaan Hiiraan Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Halka Ay Iska Galaan Hiiraan Iyo Sh/dhexe.

May 14, 2018

Waxaa sii kordhaya khasaaraha maleeshiyaatka kooxda ridada kasoo gaaray dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Xalfooleey ee ku yaalla halka ay iska galaan wilaayaatka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Dagaaladan oo Labadii maalmood ee lasoo dhaafay si goos-goos ah uga dhacayay deegaanka Xalfooleey ayaa bilawday kadib markii maleeshiyaat Murtadiin ah oo laga soo abaabulay dhanka Magaalada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ay dhibaatooyin u geysteen dadka deegaanka ku dhaqan iyo socotada wadooyinka halkaas ku yaalla.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta ayaa weerar Saddex geesood ah ku qaaday Maleeshiyada Murtadiinta, waxaana Mujaahidiinta u suurtagashay inay deegaanka gacanta ku dhigaan kadib markii ay kala firxadeen Maleeshiyaatkii Murtadiinta ahaa kuwaasi oo u adkaysan waayay rasaasta Mujaahidiinta

Tirada Maleeshiyaadka Murtadiinta Kaga Dhimatay dagaallada ayaa Gaarey ilaa iyo 10 Askari Kuwaas Oo 5 Kamid ah Meydadkooda ay Uga Carareen Goobtii Lagu Dagaalamey, Halka inta soo hartayna Ey Maydadkooda Ku Aaseen Degmada Jalalaqsi oo Ah Halka Markii Harore Laga Soo Abaabuley.

Dhaawacyo fara badan oo Murtadiinta kasoo gaaray dagaalka ayaa sidoo kale waxaa la geeyay isbitaallo Murtadiinta Jabuuti ee Hiil-Gaalo ay ku leeyihiin Magaalada Jalalaqsi.

Ciidamo fara badan oo isugu jira Itoobiyaan, Jabuutiyaan iyo Murtadiinta Kooxda ridada Soomaaliya ayaa kasoo kala dhaqaaqay degmooyinka Buula Barde iyo Maxaas si ay gurmad usiiyaan maleeshiyaatka ay Mujaahidiintu baacsanayaan, balse arinkaas ayaanan u suurta gelin kadib markii ay soo gaari waayeen goobaha lagu dagaalamay, cabsi ay ka qabaan weeraro kamaa’ino ah oo iyaga lala beegsado.

Ciidamada Saliibiyiinta Xabashida Itoobiya iyo Murtadiinta Jabuuti ee Hiil-Gaalo ee ku sugan qaybo kamid ah Wilaayada Hiiraan ayaa caadaystay inay soo abaabulaan maleeshiyaat Murtadiin Soomaali ah si ay ugu dhibaateeyaan shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada ku dhow-dhow Magaalooyinka ay cadawgu haystaan, Balse Mujaahidiinta oo u taagan difaaca Diinta, Deeqda iyo Deegaannada Muslimiinta ayaa iyaguna dhankooda mar walba dagaallo kala hortaga cadawgaas hororka ah ee duullaanka ku ah dadka Muslimiinta ah.

Xigasho Idaacada Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Lala Beegsaday Askarta Burundi Oo Ka Dhacay Gobalka Sh/dhexe.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Dharkenley.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada