Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Weeraro Ka Dhacay Deegano Dhaca Konfurta Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Weeraro Ka Dhacay Deegano Dhaca Konfurta Somalia.

April 30, 2018

Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kamiin ciidamada Mujaahidiinta u dhigeen maleeshiyaadka Murtadiinta kooxda Axmed Madoobe oo ka dhacay duleedka magaalada Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose kaasi oo lagu dilay Sideed askari oo Murtadiin ah.

Warar ay heshay Idaacada Islaamiga Andalus ayaa sheegaya in sideedii Murtad ee kamiinkaas lagu dilay uu ka mid ahaa sarkal ka tirsan saraakiisha kooxda Ridada Soomaaliya islamarkana mudooyinka dambe howl asha haado la diriirnimo ka waday deegaanada tirade yare ee cadowga kaga sugan yihiin Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.

Sarkaalka baqtiyay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Fitaax Jeeni hote. Wuxuuna ahaa taliyihii hogaaminaayay maleeshiyaadkii lagu beegsaday inta u dhaxeeysa degmada Dhoobley iyo deegaanka Dag allaamo.

Sarkalkan ayaa dhawaan laga soo diray magaalada Muqdisho si uu garab u siiyo maleeshiyaadka Murtadiinta ee la daala dhacaya weerarda kaga imaanaya dhanka ciidanka Mujaahidiinta.

Maydka Cabdi fataax iyo todobo maleeshiyaadkii Murtadiinta ee uu hogaaminayay ayaa looga tagay naxwaaxiga deegaanka dag allaamo oo ah halkii lagu dagaalamay iyadoona Mujaahidiinta ay dhamaan qaniimaysteen hubkii ay wateen.

Dhinaca kale ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa qarax la beegsaday taliye kuxigeenkii maleeshiyaadka asha haado la diriirka kooxda Ridada Soomaaliya ugu magacaaban degmada Waabari ee gobalka Banaadir.

Murtadkan ayaa dhaawac ku noqday qaraxaasi kadib markii ciidamada Mujaahidiinta ay qarax la eegteen gaariga ninkan oo maraayay halka ay iska galaan degmooyinka waabari iyo xamar jajab ee magaalada muqdisho.

Maleeshiyaad murtadiin ah oo soo gaaray goobtii qaraxa uu ka dhacay ayaa dhaawaca sarkalka murtadka ah qaaday iyagoona ula cararay isbitaalada muqdisho.

Xigasho Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Iiraaniyiin Ah Oo Ku Dhintay Duqeymo Ka Dhacay Saldhigyo Suuriya Ku Yaala.
Next: Goordhaw Filo Kalimad Uu Jeedinayo Amiirka Shabaabul Mujaahidiin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 18, 2026
Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.
  • Allposts
  • Warar

Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada