Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta, ayaa howlgal ay ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, waxay ku khaarajiyeen askari murtad ah oo ka tirsanaa sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya ee loo yaqaan NISA.
Howlgalka oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay ayaa lagu khaarajiyay murtad Xuseen Macalow oo ahaa askari ka tirsan sirdoonka Riddada ee NISA.
Maleeshiyaadka Sirdoonka Riddada ee NISA waxay ka mid yihiin maleeshiyaadka Ashahaada la dirirka ah ee aadka u dhiba dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalooyinka ay cadowgu xoogga ku haystaan, murtadka xalay lagu dilay degmada Balcad ayaa ku biiraya silsilado howlgallo ah oo dhegta dhiigga loogu daray saraakiisha iyo maleeshiyaadka Ashahaada la dirirka ah ee NISA.