Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Yahuudda Oo Sheegtay In Xiriirkooda ‘Somaliland’ Uu Qayb Wayn Ka Qaadan Doono Duullaanka Saliibiga Ah Ee Ka Socda Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Sheegtay In Xiriirkooda ‘Somaliland’ Uu Qayb Wayn Ka Qaadan Doono Duullaanka Saliibiga Ah Ee Ka Socda Somalia.

January 11, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda Yahuudda, gaalka lagu magacaabo Gideon Saar ayaa sheegay in daraasad muddo badan ay ku samaynayeen gobollada dhaca waqooyi-galbeed Soomaaliya kadib, ay go’aansadeen in xiriir toos ah ay la yeeshaan maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland.

Intii uu wasiirkani ku gudo-jiro baaqasho uu maalmo ka hor ku tagay magaalada Hargeysa, ayaa waraysi uu siiyey mi ka mida telefishannada sida weyn ugu ol’olaynayay xiriirka Yahuudda, ayuu ku sheegay in asbaabha ay u danaynayaan Somaliland ay ka mid tahay boqcadda ay ku taallo oo uu ku tilmaamay goob istaraatijiya.

Gideon Saar, waxa uu ka sanqariyey in khubaro Yahuud ah oo ka socotay maamulka Talaabiib ay in muddo ah joogeen Somaliland, gaar ahaan ka hor intii aanay madaxa maamulkaasi murtad C/Raxmaan-Cirro kala saxiixan heshiisyada ay wada galeen labadan maamul.

Gideon ayaa yiri “Dhab ahaantii, xattaa ka hor intii aanan saxeexin heshiiskan, waxaa halkan joogay khubaro dhanka biyaha ah, oo bilaabay barashada nidaamka biyaha, ee Somaliland, si aan u ogaanno halka aan gacan ka geysan karno iyo sida loo casriyeyn karaba”

Intii uu waraysigani socday, waxa uu hoosta ka xariiqay wasiirku in xiriirka Hargeysa iyo Talaabiib uu si gaar ah muhimmad ballaaran ugu fadhiyo maamulka gumaystaha Yahuudda, isla markaana uu salka ku hayo ka hor-tegista hawl-gallada ka dhanka ah Sahaayinada.

Xiriirkan dhex-maray maamulka gaalla-raaca Somaliland iyo maamulka Sahaayinada ayuu wasiirku tilmaamay inuu qayb weyn ka qaadan doonno duullaanka saliibiga ah ee ka socda Soomaaliya ee lagula jiro Mujaahidiinta Bariga Afrika ee Xarakada Al-Shabaab.

Wasiirku waxa uu carrabka ku dhuftay in agaasimaha guud ee wasaaraddiisa uu si gaar ah ugu xil-saaray horumarinta xiriirka dhaqaale ee maamullada Talaabiib iyo Hargeysa.

Gideon Saar waxa uu ka dhawaajiyey in xiriir dhinaca caafimaadka ay la leeyihiin Somaliland isla markaana sannadkii u dambeeyey oo kaliya 49 caruur ah oo u dhalatay waqooyi-galbeed, daaweyn ahaan loo geeyey deggaannada Yahuuddu ay xoogga ku haysto.

Booqashada uu wasiirkani ku tagay magaalada Hargeysa ayaa imanaysa kadib markii uu dhawaan R/Wasaaraha maamulka Sahaayinadu uu ku dhawaaqay in maamulka Riddada Somaliland uu u aqoonsaday dal ka madax-bannaan Soomaaliya inteeda kale.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-10-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-10-1447-Hijri

April 16, 2026
Sarkaal Ka Tirsan Villa Somalia Oo La Dilay+Askar Lagu Dilay Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Villa Somalia Oo La Dilay+Askar Lagu Dilay Gaalkacyo.

April 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.

April 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada