Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Zeynul Caabidiin Bin Cali Madaxweynihii hore ee dalka Tuunis oo Halaagsamay [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Zeynul Caabidiin Bin Cali Madaxweynihii hore ee dalka Tuunis oo Halaagsamay [Warbixin].

September 20, 2019

Waxaa magaalada Jiddah ee wadanka Sacuudiga ku dhintay Zeynul Caabidiin Bin Cali oo soo noqday madaxweynaha wadanka Tuunis ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Xubno katirsan qoyska Bin Cali ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geeridiisa, Zeynul Caabidiin ayaa bilihii dambe aad u xanuunsanayay wuxuuna udhaxeeyay isbitaallada waaweyn ee magaalooyinka Makka iyo Jiddah.

Bin Cali oo ahaa hoggaamiye dhiigya cab gummaday shacabkiisa ayaa lagu riday kacdoonkii ugu horreeyay ee guga carabta kaasi oo gilgilay wadamo badan oo katirsan waqooyiga qaaradda Afrika sanaddii 2011.

Sideedii sanadood ee lasoo dhaafay ayuu Bin Cali musaafuris ku joogay wadanka Sacuudiga oo dowladda ka jirta uu kala dhexeeyay xiriir ku dhisan dabadhilifnimo.

Ninkan maanta halaagsamay ayaa ahaa 83 sana jir wuxuuna dhashay sanaddii 1936-dii, wuxuu xilka wasiirka arrimaha gudaha kasoo qabtay dowladdii calmaaniga aheyd ee Xabiib Boorqiibah.

Sanaddii 1987-dii ayuu Bin Cali Inqilaab aan dhiig ku daadan talada Tuunis kula wareegay wuxuuna dajiyay qawaaniin uu kula dagaallamay islaamka iyo ehelkiisa, Zeynul Caabidiin ayaa dadka muslimiinta ka mamnuuci jiray in ay ku ictikaafaan masaajidda wuxuu xaaraam ka dhigay in raggu guursadaan wax ka badan hal xaas.

Dowladdii uu Bin Cali madaxda ka ahaa waxay laheyd ciidamo amni oo gacan bir ah kula dhaqmi jiray dadka mucaaradsan siyaasadda dowladda, wuxuu dhisay xabsiyo qarsoodi ah oo lagu tacdiibiyo muslimiinta.

Sanadihii 2001 iyo 2003 markii mareykanku uu ku duulay Afghanistan iyo Ciraaq ayay dowladdii Tuunis ee Bin cali madaxweynaha ka ahaa safka hore ka gashay isbahaysigii laduubtay Bush iyo Tony Blair.

Bishii July ee lasoo dhaafay ayuu sidaan oo kale u halaagsamay Qaa’id Beeji Sebsi oo ahaa madaxweyne wadanka Tuunis kula dagaallamay Islaamka iyo Muslimiinta

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Ka Dhacay Xarunta Villa Baydhabo.
Next: Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada