Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xildhibaannada Mucaaradka Oo Sheegay In Gurguurte Uu 850 Milyan Dollar Ka Sameeyay Boobka Dhulalka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaannada Mucaaradka Oo Sheegay In Gurguurte Uu 850 Milyan Dollar Ka Sameeyay Boobka Dhulalka Muqdisho.

May 17, 2026

Markii ugu horraysay tirakoob rasmi ah oo soo baxay ayaa muujinaya lacagaha uu hoggaanka kooxda Riddada Soomaaliya ka sameeyay dhulboobka baaxadda leh ee ka socda magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda.

Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha isugu yeeray Baarlamaanka Xorta ah ayaa lagu sheegay in Xasan Gurguurte uu lacag ku dhow 1 Bilyan oo Dollar ka sameeyay xaraash-ka dhulalka danta guud iyo kuwa dadweynaha.

Xildhibaannada dawaaqiidda baarlamaanka waqtigiisu dhacay ayaa qoraalkooda ku muujiyay in madaxa kooxda Riddada uu weli u oomanyahay dhulboob iyo dhaca hantida shacabka gobolka Banaadir iyagoona digniin culus soo saaray.

“Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday wuxuu lacag dhan 850 milyan oo Dollar ka sameeyay dhulboobka magaalada Muqdisho isagoona lacagtaas ku shubtay akoonno gaar ah” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay golaha isugu yeeray baarlamaanka Xorta ah.

Dhinaca kale waxay saadaaliyeen in 2 kamid ah maamul goboleedyada ashahaadda ladirirrada ah ee ka jira Soomaaliya ay qorshaynayaan gooni ugoosad ay uga madax banaanaanayaan Soomaaliya inteeda kale.

“Somaliland ayaa horay ugu dhawaaqday gooni ugoosad,maamullada Puntland iyo Jubbaland iyana waxay qaadi doonaan dhabbahii Somaliland sababa laxiriira halista uu abuuray Xasan Sheekh Maxamuud” ayay sii raaciyeen warsaxaafadeedka.

Arrintan ayaa kusoo aadaysa xilli xiisado siyaasadeed ay ka jiraan Muqdisho islamarkaana uu Xasan Gurguurte dhammeystay Afartii sano ee golaha dawaaqiiddu horay ugu asteeyeen.

Boqolaal kun oo kamid ah shacabkii dhulalkooda laboobay ayaa banaanyaal ku ah duleedka Muqdisho waxaana ku dhacaysa dhaxanta iyo kuleylka mana heystaan deegaan iyo wax ay quutaan intaba.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ururka Qaramada Midoobay Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Fashilka Shirkii Xalane.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-11-1447-Hijri.

Related Stories

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1448-Hijri.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada