Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo maanta ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen isbaaro maleeshiyaadka Riddada Jubbaland u tiillay gudaha degmada Afmadow, waxaana halkaasi lagu dilay 3 murtadiin ah oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaal, halka lagu dhaawacay laba kale.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ee weerarka tooska ah fuliyay ayaa waxay howlgalkan kusoo qaniimeysteen 2 qori iyo booshashkooda.
Waxaanu helnay magacyada saddexda murtad ee weerarka lagu dilay waxay na kala yihiin Cabdi Aadan Bashiir oo ah sarkaalka murtadka ah, Bacadle Cali Bashiir oo askari iyo Dirdir oo isagana askari ah, sidoo kale waxaan helnay mid ka mid ah murtadiinta dhaawacantay magaciisa, kaasi oo lagu soo gaabiyay Black.
Dhanka kale, qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Shalambood ayaa lala eegtay fariin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Uganda ay kaga suganyihiin tuulada Buulo-naageey ee hoostaga deegaanka N0/60.