Faahfaahinno ayaa kasoo baxaya weeraro ka kala dhacay wilaayaadka Banaadir, Bakool, Sh/hoose iyo Gedo, oo lagu beegsaday maleeshiyaadka murtadiinta.
Howlgalka koowaad oo qaraxa ahaa waxay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Ceelsha-biyaha ee dhaca duleedka Muqdisho, waxaana lala eegtay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, kaasi oo marayay Isbaarada Shabeelle, hal askari oo murtad ah ayaana ku dhaawacmay.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku ekeeyeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Xudur, waxaana halkaas ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar habeen dheelmad ah ku mireen saldhigga maleeshiyada Riddada kaga suganyihiin degmada Jannaale ee Sh/hoose.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ka degganyihiin degmada Ceel-waaq, dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ee dagaalkan la isku adeegsanayay ayaa laga maqlayay xaafadaha magaalada.