Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Maamulka Yahuuda.
  • Allposts
  • Warar

Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Maamulka Yahuuda.

May 2, 2018

Wararka Ka imaanayo Dhulka Filistiin qeybtiisi Gumeysiga Yuhuuda ku hoos jiro ayaa sheegaya in Maamulka Yuhuuda ay xireen Hawada ay la wadaagaan Wadanka Suurya kadib cabsi xoogan oo soo food saartay.

Maamulka Yuhuuda ayaa shaaciyey in joojiyeen dhamaan duulimaadyadii diyaaradaha e dul mari jiray Buuraha Jooolaan ilaa deeganada dhaca Bariga Wabiga Urdun, xilli ay halkaas ka jirto dhiillo colaadeed.

Maamulka Yuhuuda ayaa sheegay inay ciidankooda heegan buuxa galiyeen si ay uga feejignaadaan weeraro gaadmo ah oo uga yimaada Xuduud-beenaadka wadanka Suuriya.

Xiisadan ayaa u dhexeysa Yuhuuda iyo Maleeshiyaatka Iiraan taageersan ee ku sugan gudaha wadanka Suuriya.

Wargeyska Haaretis ee yuhuudu ay leedahay ayaa qoray in madaxda Tala Abiib ay ku wargeliyeen wadamada Mareykanka iyo Ruushka iney weerar ku qaadi doonaan gudaha Iiraan hadii ay weerar kala kulmaan Maleshiyaadka Shiicada ah ee ku sugan Syria iyo Lubnaan.

Arintaan ayaa imaaneysa xilli Labo Maalin ka hor Diyaarado loo maleynayo inay Yuhuudu leedahay ay duqeyn u geysteen Xero Maleeshiyaatka Shiicada ah ee Iiraan ay ku leeyihiin Gudaha wadanka Suuriya ayna ku dileen 19 Iiraaniyiin ah, waxaana kasii horeyey weerarkaan Mid kale oo diyaradaha Dagaalka Yuhuuda ay ku duqeyen Garoonka T4 oo la sheegay in Iiraan ay ka hagto kuna farsameyso diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Maamulka Yuhuuda ayaa sheegaya inuusan ogolaan doonin in Askarta Iiraaniyiinta ah iyo maleeshiyaatka shiicada ah ee taageerada siinaya nidaamka Bashaar Al-Asad ay kasoo ag-dhawaadaan xuduud-beenaadka wadanka Suuriya uu la wadaago dhulka la haysto ee Falastiin.

Diyaarada dagaalka Yuhuuda ayaa dhowr jeer oo hore weerar dhanka cirka ah ku qaaday saldhigyo ku yaalla gudaha Suuriya, iyadoo sheegeeysa inay beegsanayso saraakiil ka tirsan ciidanka wadanka Iiraan iyo maleeshiyaatka shiicada ah, waxaana jira hanjabaado dhowr ah oo kasoo yeeray madaxda wadanka Iiraan kuwaas oo sheegaya inay Yahuuda ka aargoosan doonaan, balse weli lama soo sheegin wax tallaabo ah oo ay qaadeen.

Wadanka Suuriya ayaa waxaa ku sugan kumanaan saraakiil, ciidamo iyo maleeshiyaat Iiraaniyiin ah oo ka garab dagaalamaya nidaamka Nusayriga ah ee Bashaar Al-Asad, waxaana ay Yuhuudu doonaysaa in Shiicadu ay ku ekaato oo kaliya xasuuqa dadka Ahlu Sunnaha ah ee reer Suuriya, balse aysan kasoo agdhawaanin xuduud-beenaadka u dhexeeya Suuriya iyo dhulka Falastiin ee ay Yuhuudu gumaysato.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar American Ah Oo Lagu Dilay Bariga Dalka Afghanistan.
Next: Osama Bin Laden.. Shahiid Sharfan oo 7 Sanadood Kadib Aan Meydkiisa Meelna Lagu Sheegin WARBIXIN.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada