Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Brent Taylor Oo Lagu Dilay Weerar Qorsheysan.
  • Allposts
  • Warar

Brent Taylor Oo Lagu Dilay Weerar Qorsheysan.

November 4, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay Askar American ah, kuwa kalena lagu dhaawacay oo ka dhacay gudaha magaalada Kabul oo ah caasimada wadanka Afghanistan.

Weerarka uu fuliyey Askari katirsana ciidanka military-ga Xukumada Afghanistan ayaa la sheegayaa inuu beegsaday Askar iyo Sarakil American ah oo ku sugna mid kamid ah saldhigyada military oo ay ku leeyihin magalada Kabul.

Pentagon-ka mareykanka ayaa qirtay dhimashada 1 Askari oo ciidankooda katirsan iyo dhaawaca mid kale, balse war kasoo baxay imaarada ayaa lagu sheegay in khasaaraha uu intaas ka badan yahay, cadawgana ay isku dayaan inay mar kasta qariyaan, khasaaraha kasoo gaara dagaalka ka soconaya gudaha wadankaasi.

Imaaradu waxa ay tiri howl galka waxaa fuliyey Askari Afghani ah oo leh damiir nool, askariga noocaas ahna marka uu fulinayo howl gal geesinimo sida midkan oo kale, waxa uu bixiyaa diyaar garow dheer, isagoo beegsada tirada ugu badan ee askar American ah, si uu wax yeelo xoogan u gaarsiiyo, warka imaaradana waxaa adkeynaya war kasoo baxay dowlada mareykanka oo lagu sheegay in askari ay toogteen askar kale oo katirsan militaryga Afghanistan, taas oo muujineysa in wax yeela xoogan ay soo gaartay askarta mareykanka ayna awoodi waayeen inay iska difaacaan howl galka halyeynimo.

Warka kasoo baxay imaarada ayaa lagu yiri, waxaan aad u qadarineyna howl galka geesinimo ee uu fuliyey Askarigan geesiga ah, waxaana baaq u direyna askarta kale ee safka ciidanka ku jira, inay ka faaideystaan fursada qaaliga ah ee ay heystaan xabadoodana ay u jeediyaan dhanka gumeystaha kusoo duulay wadankeena, si ay u gaaraan Cizzi iyo taarikh lagu faano intaba, iyagoo beegsana meelaha uu cadawgu ka xanuunsanayo.

Warar kale oo laga helayo dhanka wadanka mareykankana waxa ay sheegayaan in Askariga lagu dilay magalada Kabul uu ahaa sarkaal sare oo katirsan ciidanka military mareykanka, kaas oo la sheegay inuu heystay darajada Gaashaanle, horeyna usoo noqday gudoomiyaha magaalo katirsan gobolka Utah ee dhaca woqooyiga dalka mareykanka.

TV-ga Fox news ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in Sarkaalkan lagu magacaabo Brent Taylor, horeyna uu uga tirsana ciidanka ilaalada qaranka mareykanka ilaa sanadki 2013ka, kadibna uu noqday gudoomiyaha magaalada Ogden oo katirsan gobolka Utah, isagoona shaqada isaga tagay dhamadki sanadka 2017ka, xiligaas oo uu dib ugu noqday ciidanka military-ga, wuxuuna wadanka Afghanistan yimid bishi January ee sanadkan, halkaas oo ugu danbeyn lagu dilay.

Brent Taylor ayaa kujiray da’da 50 meeyo, waxa uuna ku biiray ciidanka mareykanka isagoo, 18 sano jir ah sida laga soo xigtay eheladiisa, sidoo kalena waxa uu ahaa aabe dhalay 7 caruur ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Ka Hadashay Dilka Sheekh Samiicul Xaq.
Next: Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gobalada Hiiraan Iyo Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada