Deegaanka Bariire oo hoostaga Degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose waxaa ka dhacay Dagaal culus iyo duqeyn xoogan.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar isugu jira Dagaal toos ah iyo duqeyn la beegsaday Saldhiga Maleeshiyaatka Murtadiinta iyo Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen Deegaanka Bariire.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr jiha ka weeraray Saldhiga waxaa halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Tiro Madaafiic ah ku garaacay Saldhiga, Waxeyna Wararka la helay sheegayaan iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo askarta Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta kasoo gaartay weerarkaasi isugu jira dagaalka iyo duqeynta.
Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal toos ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen deegaanka Halgan ee Wilaayada Hiiraan.
Calamada.com