Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Tuunis.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Tuunis.

July 9, 2018

Weerarkan oo ahaa mid Kamiin ah waxaa loo dhigay ciidamo ka tirsan Xukuumada Tuunis kuwaasi oo ku Roondeynayay deegaan ka tirsan gobalka Janduubah oo dhaca Waqooy Galbeed ee dalka Tuunis.

Weerarka Dhabba galka ah ayaa lagu daah furay Labo qarax oo ah noocyada Miinooyinka dhulka lagu aasa ah kuwaasi oo lagu burburiyay Labadii gaari ee ay wateen ciidamada la beegsaday kadibna waxaa xigay weerar toos ah.

Deegaanka sida gaarka ah Kamiinka kaga dhacay ayaa lagu magacaabaa Ceynu Suldaan kaasi oo u dhaw xad beenaadka ay wadaagaan dalalka Tuunis iyo Al-jazaa’ir,iyadoona ciidanka la beegsaday ay ka tirsanyihiin kuwa ilaalinta Xuduudaha.

Inta la xaqiijiyay Weerarkan qorsheysan waxaa lagu dilay Sagaal askari oo ka tirsan xukuumada Ridada Tuunis kuwaasi uu ku jira sarkaal Hal Xidigle ah,sidoo kalane waxaa lagu dhaawacay askari kaasi oo la sheegay inuu dhaawaciisa culus yahay.

Afhayeenka Wazaarada Arimaha Gudaha Xukuumada Tuunis oo la hadlay warbaahinta ayaa qiray inuu jira weerarka islamarkaana khasaara culus lagu gaarsiiyay ciidamada Ilaalinta Xuduudaha ee Xukuumada Ridada Tuunis.

Mas’uuliyadda weerarkan lagu dilay askarta ka tirsan Xukuumada daba dhilifka Tuunis waxaa sheegtay Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam,kadib Bayaan ay baahisay Mu’sassada Al-andalus oo ah garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca Bilaadul Magribil Islaam.

Bayaanka ayaa lagu xusay in weerarkan qorsheysan ay fulisay Katiibada Cuqbah Binu Naafic islamarkaana uu u dhacay sidii loo qorsheeyay laguna dilay sagaal askari uu sarkaal ku jira,hal askarina si xun loogu dhaawacay.

Sidoo kale Qoraalka ayaa lagu xusay in Ciidamada Mujaahidiinta ay gacanta ku dhigeen oo ay qaniimeysteen hub iyo agab milliteri oo muhiim ah kuwaasi oo isugu jira 8 qori oo AK47 ah, bastoolad iyo qori Dhashiike ah,mana jirta wax shuhada iyo dhaawac ah oo soo gaartay ciidamada Mujaahidiinta ee fuliyay weerarkan qorsheysan.

Mujaahidiinta Katiibada Cuqbah Binu Naafic oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Bilaadul Magribil Islaam ayaa ka howlgala dalka Tuunis waxeyna dhowr jeer gudaha dalkaasi ku fuliyeen weeraro qorsheysan oo ay ku dileen saraakiil,askar iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumada Ridada Tuunis.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Bilaadul Magribil Islam.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xasan Cumar Oo Lagu Dilay Degmada Howlwadaag.
Next: Dowlada Mareykanka Oo Dadkeeda Uga Digtay Iney U Safraan Somalia.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada