Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jaziirada Lamu.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jaziirada Lamu.

August 25, 2018

Wararka naga soo gaaraya gobolka Lamu ee ku hoosjira gumeysiga dowladda saliibiyada ah ee Kenya ayaa tibaaxaya in ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala halkaas ay weerar abaabulan ku qaadeen xarun ay gobolkaas ku lahayd shirkadda korontada ee waxa loogu yeero dowladda Hoose, iyagoona ku guuleystay in ay burburiyeen xaruntii shirkadaasi.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in weerarka uu ka dhacay deegaan ku dhow xadka kala qeybiya gobolada Lamu iyo Tana Riiva ee dalka Kenya, islamarkaana uu u dhacay sidii loo qorsheeyey.

Saraakiisha ayaa noo sheegay in Mujaahidiintu ay burburiyeen dhismaha iyo qalabkii shirkadda, islamarkaana ugu dambeyntii ay si nabadgalyo ah kaga soo tageen goobta iyagoo aanan la kulmin wax iska caabin.

Weerarkan ayaa sababay in ay korontada ka go’do deegaano iyo degmooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolada Lamu iyo Tana Riiva oo adeegyada koronto ka heli jiray shirkadda la burburiyey, waxaana lagu soo waramayaa in ilaa hadda ay korontadu ka maqan tahay qaar ka mid ah deegaanada goboladaasi.

Weerarkan ayaa noqonaya midkii labaad oo ay mujaahidiintu ku beegsadaan xarunta shirkaddan, waxaana Police-ka dalka Kenya uu walaac ka muujinaya weerarada sii kordhaya ee ay Mujaahidiintu ku fulinayaa gobolada ku hoosjira gacanta xukuumada saliibiyada ah ee Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala gobolada Lamu iyo NFD ayaa aalaaba weeraro isugu jira qaraxyo, dilal qorsheysan iyo dagaallo toos ah ka fuliya goboladaas, iyagoona inta badan beegsada ciidamada Police-ka, Military-ga iyo bulshada nasaarada ah ee lagu deegaameeyey dhulkaasi.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay ugu goodisay in ay sii wadi doonto weerarada iyo howlgalada lagu beegsanayo saliibiyiinta Kenyaatiga ah ilaa inta laga xureynayo dhulalka Muslimiinta ee ku hoosjira gumeysiga gaalada Kenya.

Xigasho Idaacada Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saldhiga Ugu Weyn Mareykanka Uu Ka Sameystay Afghanistan Oo La Duqeeyay.
Next: Qof Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Wadanka Canada.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada