Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saldhiga Ugu Weyn Mareykanka Uu Ka Sameystay Afghanistan Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Saldhiga Ugu Weyn Mareykanka Uu Ka Sameystay Afghanistan Oo La Duqeeyay.

August 25, 2018

Madaafiicdan waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ku garaaceen saldhiga Bagram oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan aya ka sameysteen gudaha dalkaasi.

Saldhigan ay duqeeyeen ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan waxa uu ku yaalaa gobalka Barwaan ee dhaca Waqooyga Afghanistan,iyadoona Tafaasiil laga helayo duqeyntaasi.

Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay in madaafiicda ay ku dhaceen gudaha saldhiga islamarkaana ay jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo Saliibiyiinta Mareykanka lagu gaarsiiyay duqeyntaasi.

Madaafiicdan ayaa kusoo aadeysa xilli ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan ay la kulmayaan weeraro culus oo kaga imaanaya dhanka ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga.

Waxaa xusid mudan in bishii lasoo dhaafay ee Dulqacdah gudaha Afghanistan lagu dilay inka badan 20 askari oo American ah kuwaasi oo lagu dilay weeraro isugu Jira Camaliyad Istish haadiyo ah,Qaraxyo iyo weeraro Kamaa in ah oo ciidamada Mujaahdiiinta Dhalaibaan ay ka fuliyeen Bartamaha iyo Waqooyga Afghanistan.

Dhanka kale Qarax culus ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Kaabul oo ah caasimadda Afghanistan,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga qaraxaasi la beegsadeen gaari ay la socdeen saraakiil iyo askar ka tirsan Booliska maamulka Kaabul.

Qaraxa ayaa gabi ahaan burburiyay gaariga sidoo kale waxaa baqti iyo dhaawac noqday askartii Booliska ee la socotay gaarigaasi.

Weeraradan isugu jira duqeynta Madaafiicda iyo qaraxa ee lala beegsaday saliibiyiinta Mareykanka iyo Maamulka Ridada Kaabul ayaa qeyb ka ah howlgal dagaaleedka Al-khandaq ee ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan sida tooska ah kaga wadaan guud Wilaayaatka dalkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Askarta Jabuuti Lagula Beegsaday Degmada Jalalaqsi.
Next: Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jaziirada Lamu.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada