Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Ku Aadan Weerarka Fashilmay Ee Awdhiigle.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Ku Aadan Weerarka Fashilmay Ee Awdhiigle.

December 5, 2018

Wararka naga soo gaaraya degmada Owdheegle ee WI sh.hoose ayaa ku waramaya in xalay weerar fashil kudhamaaday ay kusoo qaadeen ciidamada mareykanka iyo maleeshiyaadka ay tababarteen ee bangarafta, sidoo kalana ay cirka ka saacidayeen diyaaradaha dagaalka

Markii ay cadowga gudaha usoo galeen degmada ayaa dhinac waliba waxa kaga bilaabatay rasaas culus halkaas dagaal mudo socday ayaa ciidamada mujaahidinta xaq udirirka ah iyo cadowgi huwanta ahaa ku dhexmaray.

Sarkaal katirsan ciidamada Mujaahidinta ayaa Adaacada Andalus uxaqiijiyay in askartii mareykanka iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee lasocday ay isaga carareen degmada Awdheegle.

Intii cadowga ay kujiraan baqo cararka waxa cirka ka saacidayay diyaaradaha aan duuliyaha wadin dhowr gantaal ayayna kudhuften qeybo kamid ah magaalada.

Mid kamid ah gantaalada waxa uu kudhacay suuqa caanaha lagu iibiyo ee degmada Awdheegle halka midka labaadna uu kudhacay xaafada caanoole ee degmadaasi.

ilaa hadana lama soo sheegin wax qasaare ah oo shacabka muslimiinta ah kasoo gaaray duqeyntii xalay diyaaradaha cadowga geysteen marka laga reebo burbur soo gaaray guryaha qaar ee madaafiicda ay kudhcday

Dad goob jooge yaal ah ayaa idaacada andalus usheegay in saaka goobihi xalay cadowga lagula dagaalamay lagu arkayay dhiig faashado iyo waxyaale kale oo muujinaya jabka cadowga xalay ku qabsaday degmada Owdheegle, balse lama oga inta uu le eg yahay qasaraha nafeed ee cadowga gaaray.

Ma aha markii ugu horeysay oo cadowga weeraro fuleynimo ah oo fashil kudhamaada ay kusoo qaadaan dhulka lagu maamulayo shareecada islaamka.

Dhawaan ayay aheyd markii sidan oo kale deegaanka mubaarak oo sidaasi aan uga fogeyn degmada owdheegle lagu fashiliyay weerar fuleynimo ah oo cadowgan ay kusoo qaadeen balse ay kala kulmeen qasaare badan, inta la hubo 3 askari ayaa weerarkaasi kaga dhimatay, iyagoo ka cararay meydka hal askari iyo agab dhameystiran watay.

Sidoo kale ciidamada mareykanka iyo maleeshiyadka muradiinta ayaa sanadki hore sidan oo kale duulaan ay kusoo qaadeen deegaanka Daaru-salaam looga dilay Sarkaal Mareykan ah iyo Saddex askari oo kale.

Xigasho Radioandalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faah Faahin: Al Shabaab oo Fashilisay isku day weerar oo ciidamo American ah ay ku qaadeen degmada Awdheegle ee Sh/Hoose.
Next: Xaaladda Magaalada Baydhabo Iyo Faahfaahin Ku Aadan Qaraxyo Ka Dhacay Magaaladaasi.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada