Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso+Dhageyso 332 Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso+Dhageyso 332 Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

May 6, 2018

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo bandhigtay Tirada Howlgaladii ciidamada Mujaahidiinta ay fuliyeen mudadii ay socotay Xamlo dagaaleedka xilliga Gu’ga ee Al-mansuuriyah iyo khasaaraha nafeet iyo midka hantiyadeed ee ciidamada Saliibiyiinta iyo kuwa Murtadiinta lagu gaarsiiyay.

War kasoo baxay Mujaahidiinta Daalibaan ayaa lagu xaqiijisay in intii lagu guda jiray Xamlo dagaaleedka Al-mansuuriyah ciidamada Mujaahidiinta ay fuliyeen 8030 Weerar kuwaasi oo Konton ka mid ah ay ahaayeen Camaliyaat Istish-haadiyo ah.

Xamlo dagaaleedka Al-mansuuriyah ayaa soo gaba gaboobay 11 Maalmood ka hor waxaana ay socotay muddo hal sano ah, laga soo bilaaba Xilliga Roobaadkii Gu’ga ee sanadkii lasoo dhaafay ilaa bilowga Xilli roobeedka Gu’ga ee hadda lagu guda galay

Dhanka Ciidamada Kufaarta Mareykanka waxaa weerarada Xamlo dagaaleedkii Al-mansuuriyah looga dilay 332 askar iyo saraakiil American ah,waxaana lagu dhaawacay 152 askari Ameican ah, sida lagu sheegay warka kasoo baxay Mujaahidiinta Aghanistaan.

Dhanka maamulka ridada Kaabul waxaa weeraradii Al-mansuuriyah looga dilay 16908 askari ,waxaana lagu dhaawacay 10207 askari.

Howlgalka qeybta dilalka qorsheysan waxaa lagu dilay 506 saraakiil ah oo ah saraakiisha mamaulka Ridada Kaabul.
Dhanka Diyaaradaha waxaa ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Afghanistan laga soo diray 21 diyaaradood kuwaasi oo isugu jira diyaaradaha duuliye la aanta ah,elcebotaro iyo kuwa Xamuulka ee sahayda iyo ciidamada lagu daabulo.

Dhanka gaadiidka intii lagu gudaha jiray howlgalka Al-mansuuriyah ee sanadka qaatay, waxaa ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Kaabul laga gubay 2786 gaadiid oo isugu jira gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan.

Tirikoobkan ayaa muujinaya dhiig baxa xoogan ee ay la kulmeen ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Kaabul intii lagu guda jiray howlgalkii Al-mansuuriyah oo ah Xamlo dagaaleed loo nisbeeyay Amiirul Mu’miniin Mullah Akhtar Mansuur Taqaballahullaah kaasi oo ku shihiiday duqeyn Labo Sano ka hor diyaaradaha Saliibiyiinta Mareykanka ay kula beegsadeen xad beenaadka u dhaxeeya Afghanistan iyo Pakistan.

Dhawaan ayay ahayd markii taliyaha guud ee ciidamada Maraykanka ee Afghanistaan jooga uu warbaahinta wadankiisa u sheegay in aysan ciidamada Maraykanku awood u lahayn inay Kaabul duleedkeeda gaadiid dhanka dhulka mara ku aadaan, isagoo arintaas u sababeeyay inay marwalba la kulmaan weerar kaga imaanaya Taalibaan, taas badalkeedana waxaa uu qeexay in ciidamada ay kaliya ku qaadaan diyaarado.

Sidoo kale madaxweynaha dabadhilifka Afghaanistaan, murtadka lagu magacaabo Ashraf Ghani ayaa isaguna sheegay in ciidamada xukuumadiisa aysan awoodin inay u bacbac dhigaan Mujaahidiinta Daalibaan, hadii ay ciidamada Maraykanka iyo ku NATO ay wadanka iskaga baxaanز

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa sanad walba marka la gaara xilli Roobaadka Gu’ga waxey ku dhawaaqdaa Xamlo dagaaleed cusub waxaana hadda si toos ah 34 gobol ee uu ka koobanyahay dalka Afghanistan kaga socda Xalmo dagaaleedka Al-khandaq oo ah xamlo dagaaleed 11 maalmood ka hor ay ku dhawaaqday Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Tirakoobka Howlgalka Al-mansuuriyah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.
Next: Boqolaal Qof Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Roobab Daadad Wata iyo Fatahaado ku Dhuftay Wadanka Kenya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada