Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • C/Cabdishakuur Oo Sheegay In Kooxda Gurguurte Ay Dalka U Horseedday Dhaqaale Burbur.
  • Allposts
  • Warar

C/Cabdishakuur Oo Sheegay In Kooxda Gurguurte Ay Dalka U Horseedday Dhaqaale Burbur.

November 16, 2025

Murtad Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta sida wayn u mucaaradsan kooxda Gurguurte, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada caasimadda Muqdisho kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka dhaqaale ee waddanka ka jira, boobka ay kooxda Riddadu ku hayso dhulalka danta-guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee Muqdisho.

Wuxuu sheegay in dalka ay ka jirto dhaqaale burbur xooggan, oo ay sabab u tahay kooxda Riddada ee uu hoggaamiyo murtad Gurguurte, wuxuu sheegay in kooxda Riddadu sannadkii hore soo xareysay lacago baad ah oo canshuur ay ku sheegaan oo dhan 480 Milyan oo Dollar.

Lacagahaasi ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur tilmaamay in kooxda Riddadu aysan wax adeeg ah ugu qaban shacabka caasimada, balse ay u isticmaasho dano gaar ah, isaga oo tusaale usoo qaatay hooyo Soomaaliyeed oo dhowaan ku hor umushay mid ka mid ah cisbitaallada ay gacanta ku hayso kooxda uu hoggaamiyo murtad Xassan Gurguurte.

Wuxuu sheegay in kooxda Riddadu ay dhulka gelisay dhaqaalihii waddanka, ganacsatadii Soomaaliyeed ayuu sheegay in ay waddanka hantidooda kala baxeen markii ay arkeen boobka dhaqaale ee xad-dhaafka ah ee socda.

Si gaar ah wuxuu u xusay in boobka dhulalka danta guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee kooxda Riddadu ka sameysay Muqdisho uu saameyn xoog leh ku yeeshay ganacsigii dhulka, suuqaasina uu xirmay sababo ku aaddan in suuqa ay soo galeen dhulal la boobay oo qiimo jaban.

Lacago dhan 4 bilyan oo dollar ayuu sheegay inay ganacsatadu kala baxeen dalka, si ay uga badbaadaan boobka dhaqaale ee socda, waxayna dadkaasi ku maalgashadeen lacagahooda buu yiri waddamo dhaca Africa oo ay ka mid yihiin Kenya, Kongo, South Sudan iyo Zambia.

Nidaamka E-visa ee la jabsaday ayuu sheegay inay ku fashilantay kooxda uu hoggaamiyo Gurguurte, wuxuu tilmaamay in nidaamkan markiisii horeba uu ahaa mid dano dhaqaale laga leeyahay oo loo xiray shirkad madaxtooyadu leedahay oo lagu magacaabo Empire.

Wuxuu tilmaamay in Gurguurte uu u socdo muddo kororsi, wuxuu sheegay in aan laga oggolaan doonin qorshahaasi, nidaamkiisa doorasho ee halka dhinac ah ayuu sidoo kale weeraray, isagoo sheegay in xisbiga Gurguurte samaystay uu isku haysto doorashada gobolka Banaadir, iskaba daa in mid guud la isla gaaro e.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-05-1447-Hijri.
Next: Kooxda Xasssan Gurguurte Oo Qiratay In La Jabsaday Nidaamka E-visa.

Related Stories

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026
Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada