Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Xasssan Gurguurte Oo Qiratay In La Jabsaday Nidaamka E-visa.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Xasssan Gurguurte Oo Qiratay In La Jabsaday Nidaamka E-visa.

November 17, 2025

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee kooxda ridada Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku qirtay in la jabsaday nidaamka E-visa oo ahaa dal ku gal ay kooxda ridada Soomaaliya kusoo rogtay dadka kasoo daganaya garoomada Soomaaliya.

Bayaankaan kasoo baxay kooxda ridada ayaa lagu sheegay la jabsaday xogta dadkii qaatay dal ku galka E-visa, iyagoona sheegay in gudi loo saaray kuwaasi oo soo baaraya cidda ka danbeeysay in la jabsaday E-visa.

Kooxda ridada Soomaaliya ayaa fadeexad kala kulantay kadib markii la jabsaday E-visa, taasoo ku qasabtay in muddo maalmo ah ay ka aamusaan arrintaan.

Warbixin dhwaan kasoo baxday Dowladda Mareykanka iyo ilo amni oo caalami ah ayaa xaqiijisay in nidaamka e-Visa ee ay sameysay kooxda ridada Soomaaliya si buuxda loo jabsaday, lana dhacay dhammaan xogta dad gaaraya ilaa 35,417 qof ee codsaday fiisahaasi.

Arrintaan ayaa keentay in ka badan 60 khabiir oo sirdoon shisheeye ah ay isaga baxeen magaalada Muqdisho, kaddib markii Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ay sheegtay in 11-kii November 2025 la jabsaday nidaamka E-visa ee kooxda ridada Soomaaliya.

Xubnahaan Sirdoonka ah ayaa bixitaankooda yimid kadib markii la sheegay in kooxo aan la garanaynin ay gacanta ku dhigeen xogta in ka badan 35,000 qof oo isticmaalay nidaamka E- Visa oo ka kala yimid dalal ay ka mid yihiin Mareykanka.

safaaradaha shisheeye ee Muqdisho ku sugan ayaa joojiyey isticmaalka nidaamka E-visa ee kooxda ridada, iyaga oo ka cabsi qaba in xogtooda la faafiyo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: C/Cabdishakuur Oo Sheegay In Kooxda Gurguurte Ay Dalka U Horseedday Dhaqaale Burbur.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-05-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-02-1448-Hijri

July 26, 2026
Israsaaseyn Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmartay Baladxaawo.
  • Allposts
  • Warar

Israsaaseyn Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmartay Baladxaawo.

July 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-02-1448 Hijri.

July 26, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada