Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Uganda Oo Markale Diiday Iney La Dhimo Ciidamada Ka Jooga Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Uganda Oo Markale Diiday Iney La Dhimo Ciidamada Ka Jooga Somalia.

June 13, 2019

Taliska Ciidanka Military-ga  Dowlada  Uganda ayaa sheegay in tiro dhimista lagu sameeynayo Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee jooga Soomaaliya ay halis ku tahay Amniga Dalka, Iyagoona tilmaamay in go’aankaas ay Majaxaabin doonto wax uu ku sheegay Guulihii Dagaal ee la xaqiijiyey dhowrkii Sano ee la soo dhaafay haddii aanan la qaadin talaabooyin badiil ah.

Afhayeenka Ciidanka Military-ga Uganda, Gaalka lagu magacaabo Richard Karemire ayaa wareysi uu siiyey Wakaaladaha wararka ayuu ku sheegay in tiro dhimista lagu sameynayo Cadadka Ciidamada AMISOM ay lama huraan tahay in ay xigto Awood Sal adag oo ka hortagi karta weerarada halista,  Wuxuuna tibaaxay inay lagama maarnaan tahay in la helo Diyaarado Helicopters ah oo sameyn kara gurmadyada degdega ah.

Ciidamo dhimista waa inay had iyo jeerba lagu dhisaa xaalada ka jirta dhulka, xaalada ka jirta wadanka weli waxay u baahan tahay ciidamo xoogan oo AMISOM ah” ayuu yiri gaal Richard Karemera.

Dowladda Uganda ayaa qeyb ka ah ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee jooga Soomaaliya, waxaana ciidankeeda lagu tilmaamaa kuwii ugu horeeyey ee yimaada Soomaaliya iyo kuwa ugu badan tiro ahaan marka la eego Dolwadaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Golaha Amaanka ee Gaalada Qm ayaa dhawaan meel mariyey qaraar sheegaya in Sanad waliba Ciidamada Kuffaarta Afrikaanta laga dhimo Kun Askari, talaabadaas oo gogol xaar u ah ka bixitaanka ciidamada gaalada Afrikaanta ee Soomaaliya, laakiin qaraarkaas waxaa ka soo horjeestay dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya kuwaas oo mid waliba ay diiday inay u hogaansanto qaraarkaasi.

Dowladahan ayaa haddii ay u hogaansamaan qaraarkaas waxaa is dhimaya dhaqaalaha lagu siiyo ciidankooda jooga Soomaaliya, sidaas darteed dowlad waliba wey ku gacan seyrtay inay dhinto ciidankooda jooga Soomaaliya oo ay weyso qeyb ka mid ah dhaqaalihii ay ka heli jirtay gaalada caalamka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo 24-Saac Gudahood Ku Qabsaday Magaaladii Labaad.
Next: Taliyaha Ciidamada AFRICOM Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada