Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyaha Ciidamada AFRICOM Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Taliyaha Ciidamada AFRICOM Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.

June 13, 2019

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaa booqasho aan horey loo sii shaacin ku yimid taliyaha ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ninka lagu magacaabo Thomas Waldhauser.

Maalintii Talaadada ee aynu soo dhaafnay ayuu Waldhauser kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana kulamo saacado qaatay uu la yeeshey masuuliyiin katirsan dowladda federaalka.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Xassan Cali Kheyre ayaa kamid ahaa madaxda uu Waldhauser la kulmay, waxaana kulankaas ku wehlinayay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto.

War qoraal ah oo lagu baahiyay barta Internetka ay ku leeyihiin taliska Africom ayaa lagu sheegay in kulanka ay yeesheen madaxda Maraykanka iyo ra’iisul wasaaraha dowladda looga hadlay, dagaalka ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Labada dhinac waxay isla soo hadal qaadeen awooda sii xoogeysaneysa ee Mujaahidiinta, iyagoona sheegay iney iska kaashan doonaan la dagaalanka iyo kahortaga weerarada ay fuliyaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xog la helayo waxay ku warameysaa in ra’iisul wasaaraha dowladda uu ku cataabay taliyaha ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa Thomas Waldhauser, isagoona ka codsaday in Maraykanku ka gacan siiyo dagaalka ay dowladiisa kula jirto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dadka u dhuun daloola arimaha Soomaaliya, kana faallooda amniga ayaa sheegaya in safarka Thomas Waldhauser ku yimid Muqdisho, saacadahana qaatay loo qariyay cabsi ku aadan inuu la kulmo weeraro ay kusoo qaadaan guutooyinka Naftood hurayaasha iyo amniga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kana howlgala magaalada caasimadda ah.

Maraykanka waxaa Soomaaliya ka jooga kumanaan askari oo qeyb ka ah duulaanka lagu soo qaaday shacabka Soomaaliyeed, waxaana intaa dheer in diyaaradaha aa duuliyaha lahayn ee uu Maraykanku leeyahay gumaad ka wadaan deegaannada dhaca koonfurta Soomaaliya.

Waxaa ugu dambeysay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay nin dulllaal ka ahaa gawaarida dadweynaha ee ka safra deegaanka Tooratoorow, kaas oo lagu magacaabo Macallin Ibraahim.

Maraykanka ayaa ninkaas ku tilmaamay inuu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaase arinkaas si kulul u beeniyay Suldaan Maxa’ed Abuukar Mayow oo ah afhayeenka Odayaasha dhaqanka islaamiga ee wilaayada Shabeellaha hoose.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dowladda Uganda Oo Markale Diiday Iney La Dhimo Ciidamada Ka Jooga Somalia.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Maraakiib Lala Beegsaday.

Related Stories

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.

April 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.

April 30, 2026
Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.

April 30, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada