Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gaashaanlle Faarax Waasuge “Al Shabaab 34 Qarax Ayay Nagu Beegsatay intii Aan Ku Socdaalaynay Inta U Dhaxaysa Beled Weyne Iyo Buula Barde.
  • Allposts
  • Warar

Gaashaanlle Faarax Waasuge “Al Shabaab 34 Qarax Ayay Nagu Beegsatay intii Aan Ku Socdaalaynay Inta U Dhaxaysa Beled Weyne Iyo Buula Barde.

October 21, 2018
Isbuucyadii lasoo dhaafay ciidamada Xabashida itoobiya iyo kuwa Jabuuti ayaa weeraro dhabbagal ah lagula beegsanayay wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Beled Weyne iyo Buula Barde ee bartamaha Soomaaliya.

Weerarada oo isugu jiray qaraxyo iyo iska hor’imaadyo fool ka fool ah ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamada huwanta ah.

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa ku guuleystay in ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti ay ku go’doomiyaan magaalooyinka Buula Burde iyo Halgan, muddo sanado  xiriir ah ayay ciidamada shisheeye aysan sahayda isugu gudbinayn dhanka dhulka waxayna isticmaalaan diyaaradaha Q.Midoobe.

Kumanaan katirsan ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti ayaa ku guuleysan waayay in ay isku furtaan wadada laamiga ah ee gobolka Hiiraan taas oo waxba kama jiraan ka dhigtay muhiimaddii ay ka lahaayeen duullaankooda.

Gaashaanlle Sare Faarax Cali waasuge oo ah Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa qiray in qaraxyadii ugu badnaa ay Alshabaab la beegsatay Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Beled Weyne ayuu ka sheekeeyay  inta weerar ee ku qabsatay wadada laamiga ah isaguna uu goob joog u ahaa  balse wuxuu isku dayayay in uu yareeyo khasaaraha dhankooda soo gaaray.

Taliyaha ayaa muujiyay xaddiga weerarada uu goob joogga u ahaa wuxuuna carrabka ku adkeeyay in intii uu ciidamada Itoobiya ku wehlinayay socodka galab iyo subax ay weeraro lixaad leh kala kulmayeen xoogaga Shabaabul Mujaahidiin oo dagaalka waddooyinka ku dhiig bixiyay ciidamada shisheeye.

Halkan ka degso Caddeymaha uu bixiyay Taliye Waasuge ama Hoos ka Daawo

Xigasho Somalileno.net
Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Lagu Dhaawacay Degmada Wadajir.
Next: Kongareeska Maraykanka Oo Si Kulul Uga Jawaabay Dowladda Sacuudiga.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada