Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kongareeska Maraykanka Oo Si Kulul Uga Jawaabay Dowladda Sacuudiga.
  • Allposts
  • Warar

Kongareeska Maraykanka Oo Si Kulul Uga Jawaabay Dowladda Sacuudiga.

October 21, 2018

Sanataro ka tirsan xisbiyadda Jamuuriga, iyo Dimuquraadiga ee ku jira golaha Congareeska Maraykanka ayaa ku sifeeyay wax aan caqliga galikarin sida ay dowladda Sacuudiga u qiratay dilkii ay u geysteen Wariye Jamal Khaashuqji, kaasi oo lagu dhex dilay gudaha Qunsuliyadda Sacuudiga ee ku taallo magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Sanatarka Xisbiga Jamuuriga ee lagu magacaabo “Linsi Garaaham” oo ugu cad cad Sanatarada xulufada la ah Madaxweyne Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu si weyn uga shakisan yahay qaabka ay Dowladda Sacuudiga u faahfaahisay dilka Wariye Jamaal Khaashuqji.

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in baaritaan dheer la sameeyo si xaqiiqada dhabta ah loo gaarro.

Xubnaha Congareeska ayaa sidoo kale sheegay in aan la rumaysan Karin hadalka Dowlada Sacuudiga ka soo yeeray ee ah in Wariyaha lagu dilay qaab gacan ka hadal ah, taasoo ay sheegeen in aysan suuragal aheen .

Waxay intaasi ku dareen in Dowladda Sacuudiga ay muddo ka meer meertay in ay arrintaani ka hadasho balse sida ay hada arrintaani u wajahday aan lagu kalsoonaan Karin, islamarkaana wali dowladda Sacuudiga ay xaqiiqada qarinayso.

Kiris maafi oo ka mid ah Sanatarada Xisbiga Dimuquraadiga ayaa sheegay in Congareesku uusan marnaba aqbali Karin qirashada Dowlada Sacuudiga, isagoo hoosta ka xariiqay in Xukumadda Sacuudiga waxyaabha ay ka sheegtay dilka Khaashuqji aan la aamini Karin maadaama muddo 2 isbuuc ay dafiraysay arrintaasi .

Ugu danbeeyntii xubnaha golaha Congareeska Maraykanka ayaa ugu baaqay Madaxweynha Maraykanka in uu hakiyo xiriirka ay Maraykanka uu lala leeyahay Dowlada Sacuudiga .

Arrintaani ayaa ku soo aadaysa xili Dowladda Sacuudiga ay sheegtay in Wariye Jamaal Khaashuqji lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Isbuul,ka dib markii uu gacan ka hadal dhex maray Saraakiil Sacuudiyaan ah iyo wariyah taasoo keentay in gacan ka hadlkaasi uu u dhintay wariyaha .

Hadalka ka soo baxay Sacuudiga ayaa shaki badan ku abuuray Dowladda badan oo cilaaqo la lahaa Sacuudiga oo ay ka mid yihiin Dowladdaha Reer galbeedka kuwaasi oo rumaysan qaabka loo dilay Wariyaha ay Dowladda Sacuudigu wali ka run sheegin .

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaashaanlle Faarax Waasuge “Al Shabaab 34 Qarax Ayay Nagu Beegsatay intii Aan Ku Socdaalaynay Inta U Dhaxaysa Beled Weyne Iyo Buula Barde.
Next: Dowladda Aljeeriya Oo Mamnuucay In Indha shareerka lagu Qaato Xarumaha Shaqada.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada