Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mixnadda Islaamka Ku Haysata Faransiiska..Iyo Siyaasiyiin Soo Jeediyay In Aayado Quraan La Tiro.
  • Allposts
  • Warar

Mixnadda Islaamka Ku Haysata Faransiiska..Iyo Siyaasiyiin Soo Jeediyay In Aayado Quraan La Tiro.

April 25, 2018

Dalka Faransiiska oo kamid ah wadamada Reer galbeedka waxaa uu kamid yahay wadamada ugu badan ee takoorka iyo faquuqa ay kula kulmayaan Jaaliyadaha muslimiinta ee kudhaqan wadamada Reer galbeedka.

Dalkan waxaa ku nool shakhsiyaad caan ah oo si bareer ah ugu gefay diinta islaamka iyo muslimimiinta, waxaana ay helaan dhiiragelin iyo taageero ka imaaneysa dhanka madaxda wadamada galbeedka ee dagaalka kula jira muslimiinta caalamka.

Hadda waxaa dalka Faransiiska ka billowday mashruuc lagu dalbanayo in Quraanka kariimka looga tirtiro qaar kamid ah Aayadaha Quraanka kariimka, gaar ahaan Aayadaha ka hadlaya Jihaadka, Xaakimiyada iyo Al-walaa wal-baraa.

Wargeyska Lu Barisian ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa baahiyay boor weyn oo ay ku saxiixanyihiin kudhowaad 300 oo ruux oo caan ka ah Faransiiska, isuguna jira macallimiin, dhakhaatiir, wariyaal iyo siyaasyiin caan ah, waxaana qoraalka boorka ku qoran loogu dhalleecaynayaa muslimiinta iney yihiin “ Argagaxiso”, iyagoona ugu baaqay iney tirtiraan qaar kamid ah Aayadaha Quraanka kariimka.

Gaaladan saxiixday soo jeedintan oo u muuqaneysa iney ku jees jeesayaan Muslimiinta ayaa sheegay iney jiraan qaar kamid ah Aayadaha Quraanka kariimka ay ku baaqayaan in la tacdiibyo Yahuudda iyo gaalada kale, waxayna sheegeen iney arintaasi tahay mid ay ka faa’ideysan karaan waxay ugu yeereen “ Dadka Argagaxisada ah”.

Soo jeedintan oo dadka saxiixay ay ku jiraan madaxweynihii hore ee Faransiiska Niclos Sarkozy iyo qaar kamid ah madaxda axsaabta siyaasadda ee Faransiiska ayaa sheegay iney rajeynayaan in muslimiinta Faransiiska ay noqdaan kuwa ugu horeeya ee fura albaabkan, ee ah in musxafka laga tir tiro qaar kamid ah Aayadaha, ka hor inta aysan Faranca ku laaban sidii ay waaya hore ahaan jirtay.

Arinta la yaabka leh waxay tahay in boorkan ay ku qorantahay soo jeedintan, laguna dhejiyay wadooyinka ugu weyn ee magaaladaPaaris caasimadda Faransiiska iney saxiixaan  qaar kamid ah A’imada masaajida ay ku tukadaan dadka muslimiinta ah.

A’imada saxiixay, fakarkaasna qaba waxaa kamid ah imaamka masjidka Naanti Muxamed Qaroomi, Xassaan Shalquumi iyo A’imo kaloo dhowr ah.

Wasaaradda Garsoorka iyo cadaaladda dowladda Faransiiska oo ka hadashey arintan ayaa shaaca ka qaaday iney muhiim tahay in jawaabta ay mujtamaca kale ee muslimiinta ka bixinayaan soo jeedintan ay noqoto mid miizaaman, islamarkaana abuurin dhibaato ka dhex dhacdo dadka Faransiiska ku nool.

Dadka muslimiinta ee Faransiiska ku nool ayaa arintan aad uga soo horjeestay, waxayna sheegeen iney tahay mid muujineysa cadaawadda sii laba lixaadsaneysa ee ay Reer galbeedku u qabaan muslimiinta.

Dadka hormuudka u ah bulshada Muslimiinta ee Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday inaaney marnba banaaneyn in kitaabka Quraanka laga xadfo shaqal, iska daaye Aayad Quraan oo kaamil ah, waxayna ku baaqeen in la joojiyo arimahan oo kale.

Inkastoo cadaawadda ay Gaaladu u qabaan muslimiinta ay ahayd mid soo jireen ah, islamarkaana jiri doonta, ayaa hadana arimahan soo cusboonaanaya waxay waxbadan tusi doonaan dadka Muslimiinta ee dhab mooda waxyaabaha ay sheeganayaan Reer galbeedka, oo ay kamid tahay iney qadarinayaan muctaqadaatka dadka Muslimiinta ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Shisheeyaha Lagula Beegsaday Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Gaari Gaashaaman Ku Qabsaday Dagaal Sh/hoose Ka Dhacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada