Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Gaari Gaashaaman Ku Qabsaday Dagaal Sh/hoose Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Gaari Gaashaaman Ku Qabsaday Dagaal Sh/hoose Ka Dhacay.

April 25, 2018

Dagaallo culus ayaa maanta markale dib uga qarxay deegaan hoos yimaad magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelwareegoow ayaa sheegaya in dagaal culus oo dhaxmaray ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa shisheeyaha AMISOM uu sababay in mujaahidiintu ay la wareegaan gacan ku heynta deegaanka iyo gaari gaashaaman.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ciidamada Al Shabaab ay dagaal culus lagaleen ciidamo Yugaandheys ah oo ilaalo ka hayay gaari ku waxyeelloobay dagaal shalay ka dhacay Ceelwareegoow islamarkaana ay lawareegeen gaariga oo ay saaranyihiin agabyo melleteri.

Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa la sheegay in uu ciidamada AMISOM kasoo gaaray dagaalka, xoogaga Al Shabaab ayaa si buuxda gacanta ugu haya deegaanka halka ciidamada shisheeye ay ufirxadeen dhanka saldhigga ay ku leeyihiin garoonka diyaaradaha Lambar50.

Dhinaca kale ugu yaraan sedax askari oo katirsan ciidamada AMISOM ayaa lagu dilay qarax lagula eegtay degmada Baraawe ee isla gobolka sh/hoose, qaraxa ayaa la sheegay in lagu qariyay goob isku imaatin ah oo maalintii ay degaaan ciidamada Uganda habeenkiina ay ka guuri jireen.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weeraradan khasaaraha dhaliyay ee ka dhacay Ceelwareegoow iyo Baraawe

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mixnadda Islaamka Ku Haysata Faransiiska..Iyo Siyaasiyiin Soo Jeediyay In Aayado Quraan La Tiro.
Next: Axmed Buulle Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.

August 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri

August 17, 2026
Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.

August 17, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada