Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucaaradka Kenya Oo Cambaareeyay Weerar Kaga Yimid Ciidamo Daacad U Ah Ruto.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Kenya Oo Cambaareeyay Weerar Kaga Yimid Ciidamo Daacad U Ah Ruto.

April 12, 2026

Isbahaysi ay ku mideysanyihiin siyaasiyiinta mucaaradka dalka Kenya, ayaa cambaareeyay weerar ciidanka ammaanka ee dowladda Kenya ku qaadeen hoggaamiyeyaasha mucaaradka iyo taageereyaashooda, kuwaas oo isku soo bax siyaasadeed oo ka dhan ah dowladda qabanayay.

Isku soo baxa oo Sabtidii ka dhacay waddada xiriirisa Gitaru iyo Kikuyu ee ka tirsan ismaamulka Kiambu, ayaa waxaa hoggaaminayay siyaasiyiin caan ah oo mucaaradsan siyaasadda William Ruto, oo ah madaxweynaha Kenya.

Waxay sheegeen in weerarka ciidamada ammaanka ee lagu hakiyay isku soo baxa ka dhacay Kikuyu uu ahaa mid si ula kac ah loo qaaday oo halis wayn lagu geliyay nolasha hoggaamiyeyaasha mucaaradka.

Mucaaradka isku soo baxa dhigayay waxaa hoggaaminayay siyaasiga lagu magacaabo Kalonzo Musyoka, wuxuuna sheegay in dhacdada ay u dhiganto isku day dil ah oo la doonayay in hoggaamiyeyaasha mucaaradka lagu soo afjaro.

Ciidanka ammaanka ee loo adeegsaday weerarka ayuu ku eedeeyay inay si cad dhaaf ah u adeegsadeen awood ciidan, ilo wareedyo kale, ayaa sheegay in ciidankaasi rassaas, sunta dadka ka ilmaysiisa iyo rassaas kale oo caag ah ku fureen gaadiid kolonyo ah oo ay saarnaayeen Kalonzo Musyoka, Rigathi Gachagua iyo Eugene Wamalwa oo ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee dalka Kenya.

Mucaaradku waxay warbixintooda ku sheegeen in weerarka uu sababay inay kala jabaan, qayb ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ayay sheegeen inay gaareen Kikuyu, halka qayb kalena loo weeciyay Mai Mahiu, ciidamada ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inay si joogto ah u eryanayeen kolonyada, iyaga oo ku ridayay rasaas nool iyo sunta dadka ka ilmeysiisa intii ay daba jireen.

William Ruto, oo ah madaxweynaha dowladda Kenya, ayaa xilligan wajahaya mucaaradad aad u xooggan, maalmo ka hor ayay ahayd markii la afduubtay sarkaal ka tirsan mucaaradka ku xigeenna u ah Rigathi Gachagua oo ka mida hoggaamiyeyaasha isbahaysiga mucaaradka Kenya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-10-1447-Hijri
Next: Xog Faahfaahsan Oo Laga Helay Nin Ingiriiska U Dhashay Oo Lagu Dilay Kenya.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

May 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-11-1447 Hijri.

May 12, 2026
WAR SAXAAFADEED: ‘Kaalinta Qarsoodiga ah ee Kaniisadaha Kirishtaanku Ku Leeyihiin Dalka’
  • Allposts
  • Warar

WAR SAXAAFADEED: ‘Kaalinta Qarsoodiga ah ee Kaniisadaha Kirishtaanku Ku Leeyihiin Dalka’

May 12, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada