Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Faahfaahsan Oo Laga Helay Nin Ingiriiska U Dhashay Oo Lagu Dilay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Xog Faahfaahsan Oo Laga Helay Nin Ingiriiska U Dhashay Oo Lagu Dilay Kenya.

April 13, 2026

Waaxda dembi baarista dowladda Kenya, ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay ilaa 4 qof oo loo haysto tuhunka dil iyo afduub lagula kacay nin u dhashay dalka Ingiriiska, kaasi oo la dilay sannadkii hore ee 2025-kii.

Dhacdadan oo ka dhacday meel qiyaastii 96.5 km u jirta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, ayaa lagu dilay Campbell Scott Allistair, kaasi oo ahaa ganacsade u dhashay dalka Ingiriiska.

Kiiskan ayaa la diiwaan geliyay 24‑kii Febraayo sanadkii hore ee 2025-kii markii 17-kii bishaasi la waayay ninka ganacsadaha ah ee u dhashay dalka Ingiriiska, waxaana 24-kii Febraayo maydkiisa laga helay kaynta Makongo oo 60 mayl u jirta Nairobi.

Waaxda dembi baarista Kenya, ayaa ugu dambayn waxay soo bandhigtay natiijada baaritaanno ay kiiskaasi ku sameeyeen, waxaana dhacdada loo soo qabtay ilaa 4 qof, kuwaas oo wajahaya eedda la xiriirta afduubka iyo dilka ganacsadaha Ingiriiska iyo dhac hubeysan oo loo gaystay dad kale.

Waaxdu waxay sheegtay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabqabteen Bernard Mbusu, Isaac Kinoti Kobia, Evans Muthengi Mutaki iyo Kelvin Mwangi Njoroge, raggan oo ah tuhmenayaasha dilka iyo afduubka ayaa laga qabtay guri dabaq ah oo kuyaal deegaanka Ukunda ee ka tirsan Kwale.

Kaambel Iskoott Alistaar oo ahaa nin 58 jir ah, ayaa mar qura la waayay xilli uu ballan kulahaa Hotel kuyaal xaafadda Westlands ee magaalada Nairobi, halkaas oo uu kula kulmi lahaa saaxiibadiis, balse maalmo kadib afduubkisia ayaa maydkiisa meel kayn ah laga helay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mucaaradka Kenya Oo Cambaareeyay Weerar Kaga Yimid Ciidamo Daacad U Ah Ruto.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-10-1447-Hijri.

Related Stories

Warbixin Caalami Ah Oo Ka Dayrisay Qulqulatooyinka Ka Aloosan Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Warbixin Caalami Ah Oo Ka Dayrisay Qulqulatooyinka Ka Aloosan Gudaha Itoobiya.

May 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-12-1447-Hijri.

May 31, 2026
Mas’uul Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Taageero Umuujiyay Maamulka Yahuudda.
  • Allposts
  • Warar

Mas’uul Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Taageero Umuujiyay Maamulka Yahuudda.

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada