Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalka Villa Somalia{Akhriso Bayyaan}.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalka Villa Somalia{Akhriso Bayyaan}.

November 28, 2022

Warsaxaafadeed kasoo baxay maktabka warfaafinta xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu faahfaahiyay howlgalka Inqimaasiga ah ee ay Mujaahidiintu ka wadaan xarumaha madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. howlgalkaas oo fiidkii xalay ku billowday camaliyad Istish-haadiyo ah ka dibna uu xigay dagaal toos ah.

Maktabka warfaafinta Mujaahidiinta ayaa qoraalka ku sheegay in Mujaahidiintu jabiyeen isku dayo dhowr ah oo ay soo sameeyeen maleeshiyaadka murtadiinta. Waxaa sidoo kale bayyaanka lagu sheegay in howlgalka Mujaahidiinta uu baajiyay kulan ay lahaayeen golaha dawaaqiidda Riddada.

Furfurasho ka dib waxaa bayyaanka lagu yiri “waxay ciidamada Mujaahidiintu xalay fiidkii weeraro qorshaysan ku qaadeen xarumaha ridada ee ku yaalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Weerarada oo isugu jira Istish-haadiyo iyo inghimaasiyo ayaa si gaar ah loola bartilmaameedsaday qaybta bari ee Madaxtooyada ridada magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku yaallaan dhismayaal dhawr ah oo ay ku dhuumaalaystaan mujrimiinta ugu waaweyn madaxda ridada ah”.

Allaah fadligiis, ciidamada Mujaahidiinta ah ee fuliyay weerarada ayaa si xirfadaysan oo khibrad iyo xeelad ku dheehan tahay uga gudbay dhamaan jid-gooyooyinka  faraha badan ee uu cadawgu dhigay wadooyinka Muqdisho, waxay gaareen goobihii yoolkoodu ahaa, waxayna madaxdii ridada oo khabaar-moog ah ku billaabeen rasaasta. Mujaahidiinta weerarka qaaday oo ka tirsan katiibada Istish-haadiyiinta ayaa dagaal kula wareegay xarumaha cadawga gaar ahaan halka loo yaqaano Villa Rosa. Mujaahidiinta ayaa sidoo kale u tallaabay dhanka madaxtooyada halkaas oo ay ku garaaceen madaafiic iyo rasaas culus.

Weerarada ayaa socda muddo ka badan 18 saacadood. Ciidamada Mujaahidiintuna waxay fashiliyeen isku dayo farabadan oo uu cadawgu doonayay inuu kusoo soo ceshado gacan ku haynta dhismayaasha. Waxaa jira khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray madaxda ridada oo ay kamid yihiin wasiiro, wasiir ku xigeeno, wasiir-dawlayaal, saraakiil ciidan iyo askar intaba. Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay hub iyo saanad milatari oo ay ka ghaniimaysteen malleeyshiyadii ridada ee ku fashilmay duullaanadii ay soo qaadayeen xalay ilaa xilligan oo duhur ah. Waxayna si buuxda gacanta ugu hayaan dhismayaal ku teedsan Madaxtooyada ridada.

Weerarka Mujaahidiinta ayaa sababay inuu baaqdo kulan muhiim ahaa oo ay u ballansanaayeen xubnaha labada gole ee dawaaqiida ah ee sharci dejiyayaasha iskugu yeera. Sidoo kale madaxweynaha kooxda ridada, murtad Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa lagala cararay madaxtooyada isagoo loola baxsaday dhinaca garoonka diyaaradaha Muqdisho. Waxaan u mahad celinaynayaa Allaah Subxaanahu watacaalaa annagoo weydiisanayna inuu sugo geesiyada Islaamka ee naftooda u huraya sidii ay u ciqaabi lahaayeen cadawga ridada ah ee u taagan la dagaalanka Shareecada Islaamka, una ololeynaya gaalnimada iyo dhaqamada gurracan ee qawmu-luudnimada ah”.

Halkan Ka Degso Bayyaanka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1444 Hijri

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.

June 1, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-12-1447-Hijri.

June 1, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada