Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Muslimiin 3 Saacadood Oo Kaliya Soomaya Iyo Kuwa 21 Saacadood Xiriir Ah Soomaya [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Muslimiin 3 Saacadood Oo Kaliya Soomaya Iyo Kuwa 21 Saacadood Xiriir Ah Soomaya [Warbixin].

June 3, 2018

Wadamad la isku yiraahdo Iskandanefiyaanka ee qaaradda Yurub hadii Muslimiinta ku dhaqan ayaa dhibaato xoogan ku qabaan fatwooyin is khilaafsan oo ku aaddan saacadaha ay soomayaan, maadaama qorraxda ay joogeyso 21 saacadood xiriir ah.

Sanad Kasto marka la gaaro bisha Ramadaan ayuu khillafkani soo shaac baxaa waxaana banaanka Yimaada fatwooyin is barbar yaac ah oo ku saabsan saacadaha dadku ay soomayaan iyo saacada ay afurayaan, taas oo sabab ay u tahay Maalinka oo dheeraanaya iyo habeenkii oo waqtigiisaba oo iska noqonoyo wax ka yar 3 saacadood.

Wadamada Iskandanefiyanka ayaa iyaga laftoodu kukala duwan waqtiyada, kuwa ugu hooseeyo ayaa sooma 18 saac, halka kuwa ugu waqtiga dheerna ay soomaan 21saac oo xiriir ah.

Arrintan ayaa imaanaysa xili ay aad usoo badanayaan dadka Muslimnta ah ee kakala yimid dalalka caalamka islaamka ee tagaya wadamadaasi, ilaa hadana lama helin fatwa mid ah oo xadideysa waqtiyada dadku ay soomayan iyo waqtiga ay afurayaan.

Waxaa jira dadaallo ay sameeyeen dad wadaada ah oo ay ku doonayaan in ay bulshada Musliminta ah ku mideeyaan, iyagoo xadidaya saacada la afurayo iyo saacada ugu dambeya ee la saxuuranayo, balse wali khilaafku wuu taagan yahay waxa uuna salka ku haya masaa’il fiqi ah.

Qof ku dhaqan Magaalada Oslo ee wadanka Norway ayaa sheegaya in qorraxdu ay iska joogto 21 saacadood oo toos ah, habeenkuna uu yahay 3 saacadood oo kaliya balse ma ahan kaligii ee waxaa la qaba bulshada ku dhaqan wadama iskandaneveianka oo idil.

Mararka qaar waxaa dhacda in qaar kamid ah dadka Musliminta ah ee ku dhaqan wadamadaasi in ay kasoo tagaan marka la gaaro Bisha Ramadaan si ay ugu soomaan meel kabaxsan wadamada ay qorraxdu joogeyso wax ka badan 20 saacadood.

Inta badan wadamada Caalamka ayaa ku kala duwan waqtiga soonka, waxaana ugu waqti dheer wadanka Sweden oo ka tirsan wadamada la isku yiraahdo iskandanevianka ee dhaca galbeedka qaarada yurub oo saacadaha soonka ay gaarayaan 21 saac, waxaana ugu gaaban Jazeerada WAKAN oo katirsan wadanka Cumaan taas oo dadkeeda ay Soman 3saac oo kaliya.

Wadamada Carabta ayay dadka ku dhaqani soomaan inta u dhexeyso 17 ilaa 13 saacadood, waxaana ugu waqti dheer wadanka Al-Jazaa’ir oo laga soomo 16:58 daqiiqo halka Somalia ay tahay wadanka ugu waqtiga gaaban oo dadkeedu ay soomaan 13 saacadood, marka lagasoo tago Jazeerada WAKAN oo aan horey aanu usoo sheegnay in dadkeedu Soman 3 saac oo kaliya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sh/Abu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraradii Cuslaa Ee Moqakori Iyo Balli Khadar Farrin Muhim Ahna Diray. (Dhageyso)
Next: Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Gacanta Ku Dhigay Drone Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada