Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sh/Abu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraradii Cuslaa Ee Moqakori Iyo Balli Khadar Farrin Muhim Ahna Diray. (Dhageyso)
  • Allposts
  • Warar

Sh/Abu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraradii Cuslaa Ee Moqakori Iyo Balli Khadar Farrin Muhim Ahna Diray. (Dhageyso)

June 2, 2018

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh C/casiis Abuu Muscab, oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ka waramay ku dhawaan 10 hawl gal oo ay ciidankooda fuliyeen 24-kii saac ee ugu dambeeyay.

War bixin kadib, waxaa si gaar ah looga wareystay weeraradii waaweynaa ee ka kala dhacay degaanka Moqakori ee gobolka Hiiraan iyo degaanka Balli Khadar ee gobolka Bari.

Ugu horreyn waxa uu ka sheekeeyay dhacdadii Moqakori isagoo xusay iney halkaasi ku dileen askar badan, si gaar ah inta ay iyagu kor istaageen meydadkooda oo ay arkeen ayaa wuxuu sheegay iney ahaayeen ku dhawaad 50 halka dhaawacoodu uu boqol kor u dhaafay.

Intaa waxa dheer oo uu sheegay iney askartaasi ka furteen hub iyo gaadiid ay soo siisay Xabashida Itoobiya oo maalmihii lasoo dhaafayba ku adeeganaysay.

Sidoo kale, afhayeenka oo su’aalo laga weydiiyay weerarkii Balli Khadar ee duleedka Boosaaso, ayaa waxa uu sheegay inuu dhacay xalay abaaro afartii saac ee habeennimo ayna halkaasi ku dileen 5 askari, kulana wareegeen hub iyo qanaa’im kale.

Abu Muscab wuxuu sheegay in askarta lagu weeraray Balli Khadar ahaayeen ciidanka Saracen, kuwaasoo dhawaan meesha soo degay.

Mar wax laga weydiiyay sababta ay bishan Ramadaan u laba jibaareen hawl gallada, ayaa waxa uu sheegay in aysan ku gaar ahayn bishan, dagaalkuna uu horey u socday, dhanka kalana ay uga dayanayaan Nabigeena Muxamad SCW, oo bil ramadaan duullaano qaaday.

Ugu dambeyntii wuxuu farriin u diray ciidamada Soomaalida ah ee shisheeyaha la hawl gala, oo uu maalmahan khasaarahoodu aad u badnaa. Wuxuu u sheegay iney ka baxaan safka shisheeyaha kana towbad keenaan, isagoo u ballan qaaday iney si wanaagsan usoo dhaweynayaan askari kasta, una lacageynayaan wixii uu lasoo goosto hub iyo gaadiid intaba.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab.

Calamada.om

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Qaraxyo Lagu Dilay Askar Isugu Jirta American Iyo Somali Oo Sh/hoose Ka Dhacay.
Next: Muslimiin 3 Saacadood Oo Kaliya Soomaya Iyo Kuwa 21 Saacadood Xiriir Ah Soomaya [Warbixin].

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada