Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Iyo Xildhibaan Isku Dhiibay Maleeshiyada Maamulkii Hore Ee Laftagareen.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Iyo Xildhibaan Isku Dhiibay Maleeshiyada Maamulkii Hore Ee Laftagareen.

May 25, 2026

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo aad uxooggan ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno kaabiga ku haya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay xilli ay sii xoogeysanayaan isku dhacyada hubaysan ee dhinacyada udhaxeeya.

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in mas’uuliyiin horay uga tirsanaa maamulka Ashahaadda ladirirka Koonfur Galbeed ay ka baxeen magaalooyinka Qansaxdheere iyo Baydhabo ayna ugaleen dhanka maleeshiyaadka daacadda u ah Laftagareen.

Nin lagu magacaabi Cabdiwahaab oo ahaa xildhibaan katirsan golaha dawaaqiidda Koonfur Galbeed ayaa gaaray jiidda dagaalka ee banaanka Baydhabo,sidoo kale taliyihii booliska degmada Qansaxdheere iyo 50 askari oo la socday ayaa ku biiray maleeshiyaadka Laftagareen.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in mucaaradka hubaysan ay wadaan hub aruursi iyagoona mararka qaar gudaha usoo galo magaalada Baydhabo.

Ugaas Xasan oo ah afhayeenka Laftagareen ayaa kamid ah saraakiisha soo gaaray banaanka Baydhabo wuxuuna jeediyay kalimad uu ugu goodinayo maleeshiyaadka kooxda Riddada ee bilo ka hor qabsaday magaalada,wuxuu sheegay in ay awood ciidan kusoo ceshan doonaan maamulkii lagala wareegay.

Arrimahan ayaa imaanaya xilli kooxda Riddada Soomaaliya ay ku mashquulsantahay sidii ay Aadan Madoobe ugu caleema saari laheyd in uu noqdo madaxweynaha cusub maamulka ay cam-camisay magaalada Baydhabo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsan Maleeshiyada ‘Puntland’ Oo Xabsi La Dhigay+Sababta.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-12-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri

July 11, 2026
Suuqyada Boosaaso Oo Maanta U Xirnaa Lacago Uu Soo Rogay Maamulka Deni.
  • Allposts
  • Warar

Suuqyada Boosaaso Oo Maanta U Xirnaa Lacago Uu Soo Rogay Maamulka Deni.

July 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-01-1448 Hijri.

July 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada