Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Dalka Yemen.

July 30, 2018

Wadanka Yemena wararka ka imaanayo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ay toogteen sarkaal katirsan sirdoonka xukuumada Haadi Mansuur, xilli uu ku sugna mid kamid ah xaafadaha magaalada Cadan oo dhacda koofurta wadankaasi.

Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Sareeye guuto Naasir Maqriixi, waxaana lagu toogtay xaafada Khoor Miksar oo katirsan magaalada Cadan, xilli uu kusii socday Hoygiisa oo halkaas ku yaala.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in raga dilka geystay ay ku hubeysnaayeen Bastooladaha aan dhawaqooda la maqal, si tartiib ahna ay kaga dhaqaaqeen goobta, kadib markii ay falkan dilka ah geysteen.

Sareeye Guuto Naasir Maqrixi ayaa horey uga badbaaday isku day dil o lala damacsana, sanadkii 2014ka, xilligaas oo lala beegsaday qarax miino oo gaarigiisa loogu xiray, kaas oo uu kugeeriyooday wiil uu dhalay oo xiliga la socday.

Ilaa hada majirto cid sheegatay Masuuliyada weerarkaan balse Mujaahidiinta Ka dagaalama wadanka Yemen ayaa inta badan ka fuliya magaalooyinka waaweyn ee wadankaasi, weeraro Igtiyaalaad ah oo ay ku beegsanayaan Madaxya weynta Murtadiinta, halka sidoo kalena ay jiraan dilal qorsheysan oo cadawga dhexdiisa ay isku beegsanayaan, kuwaas oo salka ku haya khilaaf u dhexeeya Saraakiisha xukuumada uu hogaamiyo Cabdi Rabi Mansuur iyo Maleeshiyaadka uu Imaaraatku Tababaray ee ku sugan magaalooyinka dhaca koofurta wadanka Yemen.

Dilkan sarkaalkan katirsanaa sirdoonka dowlada Yemen ayaa kusoo aadaya Maalin kadib markii Madaxweyne Haadi Mansuur uu si adag kaga hadlay xaalada Amni Xumo ee kajirta Magaalada Cadan iyo dilalka qorsheysan ee kusoo badanaya, taas oo ay sii dheertahay Isku xir la,aanta heysata hey’ada qaabilsan Sugida amniga oo uu sheegay inay ka gaabiyeen gudashada waajibaadkii ay dowlada u Igmatay.

Wixii ka danbeeyey Bishii July sanadki 2015ka, xiligaas oo gacan ku heynta magaalada Cadan lagala wareegay Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo xiligaas isku balaarinayey wadanka Yemen, ayay magaaladani marti galisay, dilal qorsheysan, qaraxyo iyo afduub, kuwaas oo dhamaantood beegsanaya, xarumaha dowlada, Saraakiisha sirdoonka, kuwa ciidanka,Qaadiyaasha iyo imaamyada Masaajida magaalada Cadan.

Ugu yaraan 7 weerar oo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada Cadan 3dii isbuuc ee lasoo dhaafay, weeraradaas oo 5 kamid ah lagu dilay saraakiil ka ag dhawaa madaxweyne cabdi Rabi Mansuur.

Xog aruurin la sameeyey ayaa sheegeysa in Magaalada Cadan ay labadii Sano ee lasoo dhaafay ka dheceen wax kabadan 400 oo dilal qorsheysan ah, dhamaantoodna waxa ay beegsanayeen, Saraakiil ciidan, xubno katirsan maamulka hoose ee dowlada iyo kuwa Bulshada Rayidka, Culimaa’udiin iyo dhalinyaro, inta badan dilalkaana waxa lagu eedeynayaa inay ka danbeeyaan Maleeshiyada uu Imaaraatku tababaray ee ku sugan gobolada dhaca koofurta iyo galbeedka wadanka yemen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Diyaarad Sahay U Siday AMISOM.
Next: Dowladda Hindiya Oo Sharciga Muwaadininimo Ka Qaaday Malaayiin Ruux Oo U Badan Muslimiin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada