Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee Sirdoonka Dowladda Oo Sheegay In Al Shabaab ay Albaabada U Garaacday Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee Sirdoonka Dowladda Oo Sheegay In Al Shabaab ay Albaabada U Garaacday Villa Somalia.

December 29, 2018

Xilli ay sare usii kacayaan xaddiga weerarada Xarakada Al Shabaab ay ka fulinayso gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa walaac laga muujinayaa sida DF-ka ah ula wareegi karto ammaanka dalka marka ay ciidamada shisheeye dib ugurasho bilaabaan.

Mas’uuliyiin horay ulasoo shaqeeyay DF-ka islamarkaana galaangal ku leh siyaasadda Villa Somalia ayaa ka shanqariyay in xukuumadda Kheyre ay ku fashilantay sugidda ammaanka xarumaha dowladda.

Cabdi Salaam Yuusuf Guuleed oo horay usoo noqday taliye ku xigeenka Sirdoonka dowladda Federaalka ayaa sheegay in Al Shabaab ay dagaalka dhanka amniga ah uga horrayso xukuumadda Kheyre isagoo soo hadal qaaday dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay hareeraha madaxtooyada.

hadalkan ayuu Guuleed ka sheegay barnaamij dood ah oo ay qabatay Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga waxaana barnaamijkaas diiradda lagu saarayay arrimaha ammaanka.

“Qaraxyadii ugu dambeeyay marka laga saaro kii Hotelkii Saxafi, waxay ka dhacayeen Sayidka illaa Hooyooyinka ama Tiyaatarka, taasoo muujineysa in dowladda Soomaaliya ay soo koobantay”ayuu yiri Taliye ku xigeenkii hore ee Nabadsugida.

Wuxuu sheegay in weerarada Al Shabaab ee magaalada caasimadda ah ay noqdeen kuwa aan laga hortagi karin isagoo ku dhaliilay nidaamka Farmaajo madaxda ka yahay mid ka baxay dhammaan ballan qaadyadii uu sameeyay.

Sarkaalkan ayaa soo hadal qaaday sida xoogaga Al Shabaab ugu suurtagashay in ay cuuryaamiyaan dhaq dhaqaaqyadii ciidamada shisheeyaha AMISOM oo ah awoodda kaliya ee DF-ka ku difaacda magaalada Muqdisho.

“Haddii maanta dowladda Federaalka wada shaqeyn amni kala dhaxeynMaamul goboleedyadii, haddii Ciidamada AMISOM howlgeli karin oo ay ka soo baxayaan xerooyinkooda, haddii sahaydii iyo socodkii ciidamada go’an yahay oo Baraawe illaa Muqdisho wax isu gudbi karin, ama Jowhar iyo Muqdisho si qatar ah lagu gudbayo, intaas waxay ku tusayaan in is bedel weyn oo amniga jiro ma aysan gaarin heerkan 10-kii sano u dambeeyay”ayuu yiri C/salaan Guuleed.

Warkan kasoo yeeray taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugidda ayaa imaanaya xilli isbuucii lasoo dhaafay ay xarakada Al Shabaab laba weerar ka fulisay albaabka madaxtooyada islamarkaana ay wali Muqdisho kasii socdaan qaraxyada iyo dilalka lagu ugaarsanayo saraakiisha dowladda Federaalka.

Halkan ka degso caddeymaha Taliye ku xigeenkii Sirdoonka ama hoos daawo

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dil Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Diyaarado Dagaal Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Deegaan Katirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada