Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WAR DEG DEG: Al-Shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Mareykanka Iyo Kenya Ku leeyihiin Lamu. (Akhriso Bayaan)
  • Allposts
  • Warar

WAR DEG DEG: Al-Shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Mareykanka Iyo Kenya Ku leeyihiin Lamu. (Akhriso Bayaan)

January 5, 2020

War goordhow kasoo baxay xafiiska warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in aroornimadii hore ee saaka oo Axad ah ciidamada aad u hubeysan oo katirsan guutada Istish-haadiyiinta ay weerar xoogan ku qaadeen saldhig ay wada dagan yihiin ciidamada badda Mareykanka iyo kuwa Kenya, islamarkaana uu dagaal xoogan kasocda gudaha xerada sida lagu sheegay bayaan ku qornaa luuqadaha Carabiga iyo Enlgish-ka oo goordhow kasoo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Weerarka ayaa ka dhacay saldhigga ciidamada ee loo yaqaano SIMBA kuna yaalla deegaanka “Manda Bay” ee gobolka Lamu. Waxaa Saldhigga ku sugan boqolaal ciidamo Maraykan ah kuwaas oo qayb ka ah ciidamada dagaalka saliibiga ah ka wada gobolkan bariga Afrika, sida lagu sheegay bayaan Al-Shabaab.

“Aroornimadii hore ee saaka oo axad ah, ciidamo gaar ah oo katirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar halyeeynimo ku qaaday saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee loo yaqaano Camp Simba. Saldhigan oo ku yaalla deegaanka Manda Bay ee dhanka koonfureed kaga beegan xad-beenaadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa hooy u ah boqolaal kamid ah ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya, waana mid ka mid ah saldhigyada laga soo qaado duullaanada saliibiga Mareykanka ee ka dhanka ah Islaamka iyo Muslimiinta ee kasocda gobolka” ayaa lagu yiri bayaanka.

War Saxaafadeedka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in ciidankooda u suuragashay inay si qarsoodi ah ku galaan gudaha cadowga, islamarkaana xoog ku galaan saldhigaas militari ee sida aadka ah loo ilaaliyo, iyagoona sheegay inuu hadda dagaalku ka socdo gudaha saldhigga lana wareegeen qeybo ka mid ah xerada.

“Allaah fadligii, Dagaalyahanada Mujaahidiintu waxay ku guuleysteen inay si qarsoodi ah kaga gudbaan sufuufta cadowga, ayna weeraraan saldhigaas aadka loo ilaaliyo, waxayna hadda la wareegeen qeybo ka mid ah xerada, iyagoo sidoo kalena khasaare lixaadleh gaarsiiyey ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenyaatiga ee halkaas dagan” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka.

Warka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu jiro khasaare hordhac ah soo gaaray ciidamadii la weeraray, isla markaana ay Mujaahidiintu burburiyeen agabkii militari ee yaalay xerada oo ay ku jiraan diyaarado dagaal iyo gaadiid ciidan islamarkaana uu dagaalku weli socdo.

Ugu dambeyntii Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu weerarkan qeyb ka yahay olole dagaaleedka barakeysan ee loogu magacdaray “Qudus Lama Yahuudeynayo” ee lagu beegsanayo Mareykanka iyo danahiisa gobolka.
Lasoco wixii warar ah ee kusoo kordha weerarkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.
Next: Weerarka AlShabab ee Lamu oo galay Saacadii 6aad & Faahfaahino Dheeraad ah oo soo baxaya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada