Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Masar Oo Sheegtay In Ciidamadeedu Ku Diiri Doonaan Dullaan Galeedka AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Sheegtay In Ciidamadeedu Ku Diiri Doonaan Dullaan Galeedka AUSSOM.

December 24, 2024

Xukuumadda Riddada Masar ayaa shaacisay in ciidamadeedu ay qayb ka noqon doonaan dulaanka galeedka cusub ee loo qorsheynayo in uu bedali doono calooshood ushaqeystayaasha kufaarta afrikaanta ATMIS ee dulaanka ku jooga dalka soomaaliya. sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada Masar ninka lagu magacaabo Badar Cabdilcaadhi.

Isagoo shir jaraa’id ay wada qabanayeen wasiirka arrimaha dibadda kooxda Ridada soomaaliya ayuu wasiirka khaarijiga Masar xaqiijiyay in ciidamadoodu ay isku diyaarinayaan sidii ay ugu safri lahaayeen Masar si ay qeyb uga noqdaan isbahaysiga cusub ee AUSSIOOM kaasi oo weli aan helin taageerada dhaqaale ee dowladaha reergalbeedka.

Wuxuu carrabaabay in Masar aysan ogolaan doonin in tallaabooyin hal dhinac ah ay ka dhaqangalaan geeska afrika iyo in kooxda ridada wax loo yeeriyo isagoo uduur xulayay dowladda Xabashida Itoobiya balse xukuumadda dabadhilifka Masar ayaan soo hadal qaadin ballan furkii uu ku sameeyay Xasan Gurguurte kaasi oo bishan gudaheeda Itoobiya siiyay qeyb ka mid ah badda soomaaliya.

Dabayaaqadii isbuucii lasoo dhaafay mas’uuliyiinta ugu sarraysa xukuumadda Masar ayaa kooxda ridada soomaaliya ku canaantay heshiiskii khiyaanada ahaa ee Ankara kadibna Xasan Gurguurte ayaa wasiirkiisa arrimaha dibadda udiray magaalada Alqaahira si uu usoo raalli geliyo Alsiisi.

Inkastoo kooxda riddada ay ogolaatay in ciidamada xabashida Itoobiya ay sii joogaan soomaaliya ayaan hadane hadane la ogeyn in ay kasii mid ahaan doonaan isbahaysiga cusub ee AUSSOM iyo inkale sababa laxiriira dowladaha afrikaanta oo horay ukala qeybsaday saamiga ciidamada kolkaas oo itoobiya laga reebay.

Falanqeeyaasha ayaa sheegaya in mustaqbalka ay soomaaliya noqon doonto fagaare ay isku herdiyaan quwadaha caalamiga ah kuwaas oo khilaafkoodi usoo raray dalkan beyllaha ah ee dhaca mandiqadda istiraatiijifa ah.

Warkan wasiirka masra ayaa imaanaya iyadoo shalay dowlada ridadu ay wafdi u dirtay itoobiya kaas oo la shegayo inay soo saxiiyaaan heshiski qeyb ka mid ah bada lagu siinaayay dowlada itoobiya.

Iyadoo isla shalayna ciidadamada kufaarta itoobiya ay askar badan oo kooxda ridada katirsan ku dileen dagaal ka dhacay degmada Dooloow halka qaar kalena ku afduubteen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-06-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-06-1446-Hijri.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada