Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee wilaayada Jubbada dhexe, waxay xukun xaddu Riddo dil ah ku fulisay...
Warar
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta jamaacada Nusatul Islaam Wal-muslimiin, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Timbuktu...
Xaaladda deggaannada ay weli kusii harsan yihiin ciidamada Mali ayaa cakiran ka dib markii weeraro xooggan ay...
Xilli uu sii laba-laxaadsaday khilaafka xooggan ee u dhaxeeya kooxaha iska soo hor-jeeda ee riddada Soomaaliya, ayuu...
Iyadoo maalintii 21-aad uu galay heshiiska xabbad-joojinta, waxaa soo baxay warar sheegaya in dhexdhexaadiyayaasha colaadda Bariga Dhexe...
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo u dhashay dalkaasi ay saacadihii...
Dowladda riddada Mali ayaa wajahaysa weerarradii ugu ballaarnaa ee dhaca sanadahan u dambeeyey, kadib markii weerarro saf...
Iyadoo xabbad-joojintu ay marayso maalintii 20-aad, Warbaahinta Maraykanka ee lagu magacaabo Axios (Aksiyoos) ayaa ka soo xigatay...
Kaddib weerarkii safka ballaaran ku socday ee ciidamada mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin iyo dhaqdhaqaaqa Azawaadka Sabtidii...
Murtad Mahad Cabdiraxmaan (Taliye Shub), ayaa sheegay in xaalad amni darro oo aad u baahsan ka jirto...
Rajadii laga qabay in xal diblomaasiyadeed laga gaaro dagaalka u dhexeeya Mareykanka, Yahuudda iyo xulafadooda oo isku...
Bayaan rasmi ah oo xalay ay baahisay mu’assasada Az-Zallaaqa waxaa lagu sheegtay masuuliyadda weeraradii ballaarnaa ee shalay...
Weeraro culus oo ku billowday jugtada qaraxyo culus, sidoo kalena barbar socdeen dagaalyahanno hubeysan ayaa lagu ekeeyay...
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay gacanta ku dhigeen markab...
Murtad Cabdullaahi Sanbaloolshe oo kooxda Gurguurte xilka taliyaha Nabad-sugidda ugu magacownaa intii u dhaxaysay 2024/2025, ayaa waraysi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Cabbas Caraaqji ayaa Jimcihii shalay gaaray caasimadda Pakistan ee Islamabad si uu mas’uuliyiinta...
Waxaa lagu soo waramayaa in ugu yaraan 17 qof oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah ku dhinteen badda u...
Madaxa maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland murtad Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, ayaa safar...
Iyadoo ciidanka Iiraan ay maalinnimadii shalay gacanta ku dhigeen maraakiib doonaysay inay ka gudbaan marinka Hormuz, ayaa...
Murtad Shariif Sheekh Axmed, oo ah madaxii hore ee kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa shir jaraa’id oo uu...